Aseelah-Raaida wrote:![]()
![]()
![]()
Galkacyo(Quraafaad.com);- Magalada Galkacyo ayaa maalmihii la waydaartay waxaa aad looga hadalhayay waraaqo digniin loogu jeedinayo Ciidamada Galkacyo laguna amrayo in yaanyuurta la xiray deg deg la sii daayo.
Inkastoo aan la ogayn meesha ay ka imaanayaan amaradan hadana shacabka Gobolka waxay kubeereen jahwareer baahsan qaarkoodna waxaa ay sheegeen in ay dhaxda u xirandoonaan sidii ay isaga difaacilahaayeen yaanyuurta mooryaanta ah.
So typical of those cats
Garowe (maxaa-iga-galay.net): Beshaa Reer Alwaax aya waaxay uu digeen mamulka Mudug oo ay leeyihin haddi yanyurada faalalka dilka uu geystay niman ayaa ka mid ah lasoo sii daayo in aay aano Reer Bisaadweyn oo ayaa yanyurada ka mid ahyeen in aay u geesan doonaan.
Mamulka ayaa waaxa ayaa shacabka uu sheegayan in aay ii dajin oo ayaan uu ogoladaan in mamuulka shaqaadi laga rabaay aay gudaan. Xisaada magaalada ayaa manta is xuun uu kacsaan.


