Page 2 of 2
Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 5:23 pm
by Babygirl-
abdalla11 wrote:Xaajada Faroole iyo Xaadsade isma lahan, mid baa xeradii darawiishta xoolo kusoo xoreeyay

Midna Darawiish buu Argagaxiso ku sheegay, Burcaad Badeed Tageraay, Qabaailada Kuu dulaay! Isdaaba Mariis & tuugnimo bilabaay.

Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 5:36 pm
by abdalla11
At the end of the day it´s Xaabsade who described Silaanyo as ´madaxweynahayaga´ and threatened Reer sanaag with war just to please Silaanyo

Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 5:45 pm
by Babygirl-
Why would he threaten Reer-Sanaag when he considers Reer-Sanaag as his People? He is not like Farole attacking Eastern bari (ras-caseyr), Galkacyo, Galgala.
And Farole was under Xabsade in the Kacaan Government & when he was in PL.

Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 6:00 pm
by abdalla11
He was responding to the PL sarakiil of Sanaag who made a pers statement about Siilaanyo´s recent visit.
LOL@Faroole working for Xaadsade. That´s the beauty of PL, everybody who works hard can become sucsessful. Babygirl are you defending Xaabsade solely on tolnimo

Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 6:06 pm
by Saraxnow
Faroole was working under Xaabsade? loool
Horta waa nin jira

However, I don't think President Silaanyo is interested, he's very ''peacey-like'' and at the moment, besides it wont be good for anyone
especially PL 
Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 6:07 pm
by Barkhadd
warlord Futoole waa in la xabadeeyaa, xumaan iyo xaraan uun buu xambaarsanyahaye
The warlord has killed thousands of people

Re: Xaabsade Responds to Puntland While in Ceerigaabo
Posted: Tue Oct 11, 2011 6:37 pm
by HaragWafi85
"Nimanka Hadlay Ee Puntland Ka Hadlay Waxaan Leeyahay Faanole Fari Kama Qodna, Bal Soo Tuura Dhagax Yar Aanu Yoocada Tagnee" Wasiir Axmed Xaabsade
(Hadhwanaagnews) Tuesday, October 11, 2011
(London-HNW) Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul goboleedka Garoowe ee Somaaliya.
(London-HNW) Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul goboleedka Somaaliya ee Puntland. Wasiir Xaabsade ayaa jawaabtisan ka jeediyay fagaaraha beerta xorriyada ee Ceerigaabo. Wakhtigaas oo u kamid ahaa wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Silaanyo oo la hadlaayay kumanaan qof oo kamid ah shacabka ku dhaqan Gobolka Sanaag. Ugu horreyn Mud: Xaabsade ayaa hadalkiisak u bilaabay.
"Waxaa jira niman hadlay oo ka hadlay Puntland oo yidhi sidee Axmed Silaanyo (Madaxweynaha Somaliland) u yimaada Laascanood iyo Jiida hore ee ciidanka, waxaan leeyahay Kaasi waa nin iska hanbabaray, Waxaan leeyahay Faanole fari kama qodna. Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo isagaa halkaa nagu haya ee waxanau gaadhaynaa jiida hore waxaanu gaadhaynaa Yoocada. Ee bal ninkii wax tuur tuurayow aanu ku aragnee soo tuur dhagax yar kadib annagana aad na aragtid halkaanu gaadhnee."
Hadalkan Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa noqonayaa midkii ugu kululaa ee ka soo yeedha Somaliland, wuxuuna hadalkani yahay mid jawaab u ah hadalkii Abdiraxmaan Faroole, ka soo uu Maamul Goboleedka Puntland qaylo dhaan u dirtay adduun weynaha, yagoo sas iyo baqdin ballaadhan ka muujiyay safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Silaanyo. Arrinta booqashada jiida hore ee fadhiisimada ciidanka qaranka, ee uu ku tagay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaay farxad ballaadhan ka mujiyeen shacabka Somaliland gude iyo dibaddba. Halka ay sas badan iyo baqdin aan joogsi lahayn ku abuurtay Maamul goboleedka Puntland oo in badan isku dayay inuu carqaladeeyo nabad gelyada Gobolada Bariga ee Somaliland.
http://hadhwanaagnews.com/