AhmedBoqor wrote:[

thats impossible, your telling me in this day and age dadkeena oo Muslim ah, could pull off stunts like that and get away with it? waxaas lama maqlin.
Ahmed, islaan baan aqaanaa; Sweden baay timid 1988. Dhalashaay qaadatay; waxaay aaday Canada, dhalasho ayaay ka qaadatay, dabadeedna ingiriska ayaay iska dhiibtay, haddana waxaay joogtaa Norway.
Waxaasi oo dhan waxaay u sameeysay inaay dad kale keento.
Waxaa kale oo la ii sheegay in dalka ingiriska dhowr soomaali ah laga celiyo; dad dhalasho wadamo kale wato oo laakin ka dhiibaan ingiriska.