Page 2 of 2

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 12:31 am
by HaragWafi85
Hargaysaay there is nothing attractive about Somalia it's a dead corpse. But of course there will be some people like you who believe in Dirta Waqooyi so continue with your TFG affairs.

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 11:01 am
by LiQaaye_TDH
Kan Bankatuutiyo waaba Nacas Ka soo Hadhay Cuqdadi 90s :lol: :lol: :lol: Sheekadiisoba waa Isaaq ka Carar, War Siyaasada Baro Badowyahow....

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 11:21 am
by kaliil
Haragwaafiyow Bankiituuyo inay Habar Yoonis tahay soo baadh oo soo hubso. Qof Habar Yoonis ah oo sida Bankiituuyo u cabanaya oo victim iska dhigaya hore uma arag. Jiljileeca iyo cabashada la inaguma yaqaano.Waa ASADJSL oo magac kale soo qaatay koley.Waa inaad sida Emperior cidii Habar Awal sheegata interviewga uga qaado adna cidii Habar Yoonis sheegata interview uga qaado.

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 11:33 am
by Cumar-Labasuul
kaliil wrote:Suldaan Haragwaafiyow Bankiituuyo inuu Habar Yoonis yahay soo baadh oo soo hubso. Nin Habar Yoonis ah oo sida Bankiituuyo u cabanaya oo victim iska dhigaya hore uma arag. Jiljileeca iyo cabashada la inaguma yaqaano.Waa ASADJSL oo magac kale soo qaatay koley.Waa inaad sida Emperior cidii Habar Awal sheegata interviewga uga qaado adna cidii Habar Yoonis sheegata interview qaadata.
:up:

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 2:13 pm
by hargaysaay
LiQaaye_TDH wrote:Kan Bankatuutiyo waaba Nacas Ka soo Hadhay Cuqdadi 90s :lol: :lol: :lol: Sheekadiisoba waa Isaaq ka Carar, War Siyaasada Baro Badowyahow....
lol kasoo hadhay 90skii :D

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 8:15 pm
by BankiiTuuyo
LiQaaye_TDH wrote:Kan Bankatuutiyo waaba Nacas Ka soo Hadhay Cuqdadi 90s :lol: :lol: :lol: Sheekadiisoba waa Isaaq ka Carar, War Siyaasada Baro Badowyahow....
doqontu meesha lagu ficiltamayo in lagu Kala tegayo ayey mooda laakin anigu meesha lagu diriro iyo meesha lagu heshiiyaba waan aqaana badawnimadana adigu mala wax xun baad u taqaanaayo walaashabay dhaxantu dhabarka kaga dhacda europta iyadoo garan yar xidhan futaduna soo kuusantahay war miskiinyow Ku waashay siyaasad baro amba waxan soo bandhigay wa siyasad taadan yare cuqdadaysan sii fiican u seexinaysa oo lugaha cirka ugu taagaysa mise waxad na leedahay warsangeli iyo dhulbahante maaha part of Somaliland that's the wrong insinuation kid specialy if you want this shithole to be recognized miskin dalas do your job vote for muse bixi and shutdafuk up :lol:

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 8:26 pm
by BankiiTuuyo
p.s maxaad u oran weyday siilaanyo shalay snm ha so hadal qaadin marku meelaha ka butaacayay hadad necebtahay taarikh la so hadal qaado I hate contradictions nabadeey :up:

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 8:30 pm
by BankiiTuuyo
hargaysaay wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Kan Bankatuutiyo waaba Nacas Ka soo Hadhay Cuqdadi 90s :lol: :lol: :lol: Sheekadiisoba waa Isaaq ka Carar, War Siyaasada Baro Badowyahow....
lol kasoo hadhay 90skii :D
Ar adigu harahwafi u jawaab isaga somaliyadii aad aamisnayd bakhti Ku sheegaye :lol: ya faqash ya kelab :lol:

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 10:08 pm
by BankiiTuuyo
kaliil wrote:Suldaan Haragwaafiyow Bankiituuyo inuu Habar Yoonis yahay soo baadh oo soo hubso. Nin Habar Yoonis ah oo sida Bankiituuyo u cabanaya oo victim iska dhigaya hore uma arag. Jiljileeca iyo cabashada la inaguma yaqaano.Waa ASADJSL oo magac kale soo qaatay koley.Waa inaad sida Emperior cidii Habar Awal sheegata interviewga uga qaado adna cidii Habar Yoonis sheegata interview qaadata.
Asadjsl. haduu nin tegay yahay maxaad weli ka xasuusata ma naag uu bikir jabiyay baad tahay? Waad igu khaldaysaa hadaba wixii Ku wasi jiraye iska soco habar yoonisnimadaynu cadyn Una baahna sida afkaaga case :P :lol:

Re: two can play that game

Posted: Sun Nov 13, 2011 10:29 pm
by BankiiTuuyo
Anigu habroawal iyo habarxabuusho iney ila maryo alool isku duubnaayeen ayuun Baan sheegay oo alliance yihin n how two can play that game nothing more nothing less n those who said forget the past those forget it are doomed to repeat it so fuk off btw to kaliil iyo haragwafi idinku ma dameerleey ba tihin oo ma dadka ka xeer duwantihiin :lol:

Re: two can play that game

Posted: Mon Nov 14, 2011 12:42 am
by kaliil
Bankiituuyo sharmuuto edeb daran ayaad tahaye raga ka dhex bax oo orod iska xamuuradayso ama xinayso. Siyaasad iyo Garxajis laguma dirsane orod muraayadahaad isku daawan jirtay isku daawo.
Hore ayaa loo yidhi naagi qabiil malaha markaa naag ayaad tahaye Garxajis iyo Habar Yoonis inaad ka sheekayso lagaama baahna.

Re: two can play that game

Posted: Mon Nov 14, 2011 10:06 am
by LiQaaye_TDH
Banka iyo Tuute

Waxaan Kuu Daayay Karbaashka Kaliil :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: two can play that game

Posted: Mon Nov 14, 2011 10:58 am
by SahanGalbeed
BankiiTuuyo wrote:First of all salaan sare I have a proposition habarawal iyo habar xabuusho sow alliance maaha siilaanyo ugu rid aniguna muuse bixi wa ciyaar fiican laskin ma maqashay laga baray laga badi garxajis iyo warsangeli iyo dhulbahante haday siyasad Ku midowdo tolow maxad yeelin kunka sanadood ee soo socda Somaliland aniguunba ka talinayna ayaan hubaa ee hoy Kala kaca nacayb aad noo qabtaan baad u midowdeene :mrgreen: just a thought :lol:
Ma xuma fikradaasi . Inkasta oo aan anigu ahay sacad Muuse , waxaan haddeena taageraya xisbiga cusub e SSC party la yidha.
Markaa Bankiituuyo , waxaan ku odhan laha walaal , waxba idoorkan kale caydiisa ku heli mayno doorkan e , SSC party ga aan ka mid ahay uun la soo safo . :lol: