Page 2 of 2
Re: Dhulbahante Clan
Posted: Sat Dec 03, 2011 9:46 pm
by Awe
Lets just say if I could describe Dhulbahante with a smiley it would be

Re: Dhulbahante Clan
Posted: Sat Dec 03, 2011 10:06 pm
by caburiye1
samadoon-waaxid wrote:shift and metaphorphosis said it well.if it wasnt for Dhulbahante and the amount of energy(politically,economically,militarly) we have invested in safeguarding the unity of Somalia I assure you the succession project would have bear fruit long ago.Caburiye,is thats the SSC events that you have been to?
haa. Ma aragtay marka ay candidate ka republicanka Kutartamaan , I am the one who can defend Israel better, I am the one who loves Israel. Waa sidii oo kale. Midkasto oo hadlo Would start like this,
Bismilaahi raxmaani raxiim. Bacdal Sali rasuul salawaatulaahi caleyk, waxa iigu xigo oon rabaah in aan cadeeyo waa
Midnimada Somalia ay tahay muqadas. Qofkii kahadlo somalia kala qaybinteeda waa qof rabo in aan isku baaba'no. Somaliya midnimadeeda cidna lama gorgortamayno. Meesha dhiig baa kudaadan doono hadii aan sheekadaa lajoojin.
Re: Dhulbahante Clan
Posted: Sat Dec 03, 2011 10:16 pm
by SahanGalbeed
Haddi dhulbahantaha aamaantiisa loo furay topigan , de aniga ba kow idin odhanaya waa dad aad u wacan .
Haddaad se xaalada siyasadeed e somaliya maanta aad ka hadlaysan , oo aad reer iyo beel aad rabtan inaad ra'i gaar ku sheegtan , Ogadenka halkan jooga ba kuwi ugu danbeeyay e Somaliya la dhaadhacay ah . Dhulbahantuhu waa daarood , daaroodku na nin iyo meel bu ka dhacay , marka horta waxa wacan in runta la isku sheego .
Re: Dhulbahante Clan
Posted: Sat Dec 03, 2011 10:45 pm
by samadoon-waaxid
sahan,what do you mean by la dhaadhacay?
Caaburiye,haa dee its a must to declare allegence to the flag to be able to talk on ssc event.i can tell u qaldaan gatherings are extremeist by nature whether its SSC,or SL
Re: Dhulbahante Clan
Posted: Sun Dec 04, 2011 11:34 am
by bluelovelady
Dhulbahante are partriotic. It's good to see them standing up for the dream that our great-great-grandfathers died for.
