Page 2 of 4

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 1:24 pm
by SahanGalbeed
War Kulmiye waa lagu khasaaray , wallahi iyo billahi . Reer Gabiley ha ka tashadaan .
Odaygan ka ah badhsaabka na , si fiican baan u aqaana anigu . He is not a bad guy , but there is obviously a problem .
Dadkani badana in la cabudhinayo ayay sheegteen , halkan waa ba lagu arka iney wax ka jiraan .Dawlad iska soo xidha dadka , deetana baadhitanadeeda bilowda , oo dadkii oo aan la "charge" garayn iska haysata , waa tii faqashta la dhaadhacday . Fucki,n motherfuckers !

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 1:33 pm
by Cumar-Labasuul
horta walaalayaal suaal, do you guys think that people are hiding the killers or they have just dissapeared? I think the former :down:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 1:38 pm
by SahanGalbeed
Anigu haddaban xita oga halkey joogaan , maan dhiibeen , sidey tahay iminka.
Sababtu waxa weeye , gadabursigi ba rag laga laayay , wayna aar goosteen . Maxa hadhay marka ?
Gen Nuux Tani baa fadeexad loo raacshay oo jagadii laga qaaday , odayaasha -yadi baa la iska xidhay , dee dawladu marka hoyadeedii faqashta ahayd ha kala xidhiidho waxay ka yeeli lahayd arrintan intan wixii ka dambeeya :lol:
If there ever were a collective price to pay , so have we done and some .

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 2:14 pm
by SahanGalbeed
Dawaladan maanta anigu waxaan u arka iney rabto iney soo dhowaysato nimanka bariga shishe e buuhoodle iyo agagaarka ah iyo faqashtan gadabuursiga ah e qurbaha ka soo cabaada . Haddaba anigu waxaan leeyahay , sidaad faqash isu tusaysaan , inaga faqash inagu noqon maysaan .
Reer dhan baa oday , waxgarad , askari , yacni mid kasta la iska soo xidh-xidhaya . wtf is that ?
Reer xareed anagu inaga dhashay , hooyadiin faqashta iyo" gadabursi appeasing -ga " ka wasa !

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 2:55 pm
by Cumar-Labasuul
I agree with you sxb on all the points you made except not handing over the criminals, which I would. This shows cadaalad whether or not the gadabursi have done revenge killing. The ones who did revenge killing should also be caught by all means. But I agree dawladani siday islahayd dadka kale waji fiican tus bey dadkii bilawgeeda taageersana la collowday :down: :down:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:04 pm
by CaynabaX
SahanGalbeed wrote:Dawaladan maanta anigu waxaan u arka iney rabto iney soo dhowaysato nimanka bariga shishe e buuhoodle iyo agagaarka ah iyo faqashtan gadabuursiga ah e qurbaha ka soo cabaada . Haddaba anigu waxaan leeyahay , sidaad faqash isu tusaysaan , inaga faqash inagu noqon maysaan .
Reer dhan baa oday , waxgarad , askari , yacni mid kasta la iska soo xidh-xidhaya . wtf is that ?
Reer xareed anagu inaga dhashay , hooyadiin faqashta iyo" gadabursi appeasing -ga " ka wasa !
Sahan markaad tidhi gadabuursiga waa faqash, waa arin foolxuni dee inaga daa . Shicib kani generalization ayaad saartay. Jibriil Abokor ama Sacad Muse ama Habar Awal iyo Samaroonta way is dhallaan. Sida Habar Jeclodu iyo Dhulbahantahu isku dhallaan. Hadaan anigu maanta dhamaan reer Awdal ku idhaa Samaaroon waa faqash sow noqon maayan. Dowlad qalad bay gashaa, dowladdi allah naxariiste marxuumkii ina Cigaal la odhanjirey arin ayaay qalad ka gashay, dowladdi Riyaale sidani. Reer Gabiley dareenkoodi ayaay mujiyeen haduu Allah yidhaa dowladdu way dhageysan doonta.

You can't expect from a government to be perfect. if there is no evidence that these Jibriil Abokors are after the murders the government are forced to release them.

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:16 pm
by Mondey
SahanGalbeed wrote:Dawaladan maanta anigu waxaan u arka iney rabto iney soo dhowaysato nimanka bariga shishe e buuhoodle iyo agagaarka ah iyo faqashtan gadabuursiga ah e qurbaha ka soo cabaada . Haddaba anigu waxaan leeyahay , sidaad faqash isu tusaysaan , inaga faqash inagu noqon maysaan .
Reer dhan baa oday , waxgarad , askari , yacni mid kasta la iska soo xidh-xidhaya . wtf is that ?
Reer xareed anagu inaga dhashay , hooyadiin faqashta iyo" gadabursi appeasing -ga " ka wasa !
you are 100% right !
maamulka Somaliland should look after the interests of Isaaq and only Isaaq, they are the ones created it and worked for it.. why would SL admin oppress their own ppl to appease another clan that dissed Silaanyo and SL publicly! this doesn't seem right. Kulmiye is not doing good :down:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:32 pm
by SahanGalbeed
War adee cumarow r reer xareed ka aya la raba iney "singled out " ka dhigaan oo ay eed oo dhan saaran . Waxaasi wax soconoya ma'aha !
There is no reer xareed conspiracy towards anybody and there is no reer xareed collective culpability . Faqash mentality ai its best weeye taasi .

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:35 pm
by CaynabaX
Mondey wrote:
SahanGalbeed wrote:Dawaladan maanta anigu waxaan u arka iney rabto iney soo dhowaysato nimanka bariga shishe e buuhoodle iyo agagaarka ah iyo faqashtan gadabuursiga ah e qurbaha ka soo cabaada . Haddaba anigu waxaan leeyahay , sidaad faqash isu tusaysaan , inaga faqash inagu noqon maysaan .
Reer dhan baa oday , waxgarad , askari , yacni mid kasta la iska soo xidh-xidhaya . wtf is that ?
Reer xareed anagu inaga dhashay , hooyadiin faqashta iyo" gadabursi appeasing -ga " ka wasa !
you are 100% right !
maamulka Somaliland should look after the interests of Isaaq and only Isaaq, they are the ones created it and worked for it.. why would SL admin oppress their own ppl to appease another clan that dissed Silaanyo and SL publicly! this doesn't seem right. Kulmiye is not doing good :down:
8 sano, markaad dhereg dhaafteen ayaad leedahay ISAAQ ii talin maayo? Soomaha? :roll:

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:40 pm
by Mondey
CaynabaX wrote:

horta adigu ma umul ayaad tahay? ilowsho badnidaa !
8 dan sano wax maka horayn ? Isaaq hadaanan rabin inu ii taliyo Cigaal (aun) Isaaq muusan ahayn ?

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 3:44 pm
by SahanGalbeed
caynaba inadeer waxa weeye kan horta mondey la yidha , ha ba ku daalin .
Sii fiicaan baad u hadashay , oo waa ruunta , reer dhan in magac xumo la wada saaro waa qalad.
Anigu horta waxaan idhi , dawladu , faqashta gadabursiga e qurbaha joogta {awdal state nimanka sheega} ayay la dhigaysa oo anaga hadalkayagii ba maqli wayday .
Haddaba anagu taynu ka cabanayno waxa weeye , reer dhan oo la yidha reer xareedka oo jibril abokor ah , ayaa dusha eedi laga wada saaray .
I hope that you would agree that it is equally wrong .
Now the key word , waxa weeyan "patience"
Haddaba imisaa loo dul qaadanaya dawladan?
Mudaharaad dhallinyaro ugu soo banaan baxday magaalada ay iska leeyihin , ma' in xabad la'la dhaca?
I agree , in a better context , waxa wanaagsanayd in markey qolo walba rabto iney ka mudaharaado arrin ay kaga soo hor jeedo dawlada , iney horey usii sheegan oo ay yidhahdaan , maalintaas iyo maalinta baynu soo banaan baxayna
Laakin , when caught in this type of situation , is the only answer sending armed policemen to confront the crowd with live ammnution ?
Miyaaney dawaladu ku odhan karin , okay , 2 hours ama 3 hours , sidaad rabtaan u qayla baxa , deetana guryihiina ku laabta ?
They're just somehow pissing us off , time and again , wtf is worng with these motherfu,ckers man !?

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 4:08 pm
by SahanGalbeed
Badhsaabkan cusub e gabiley , Kumiye ayaa soo dhigay meesha .
Nuux Taani oon shilling cidna ku lahayn haddu gadabuursi ka soo cabaado , jagadaa laga eryaya .
Meecaad se , cidii la hadli mayso haddu xitaa tolkii ku hoos dhimanayo , ya ?
:lol:
War wallahi iyo billahi waynu ku khasaarnay Kulmiye
Wasiirka daakhiliga na , waa baa mid nooc kale ah kaasi .
"Waxaan u sheegaya nimanka falkaa gaystay , meel walba aad joogtan , waynu idin kaga daba imanayna"

Muxu ku danbeeyay hadalkaasi ?
Dad saqda dhexe sariirtooda laga soo toosiyo , oo "jail"-ka lagu tuuro , ilaa iyo maanta na , NOT A SINGLE CHARGE PRESSED AGAINST ANYONE !
What the fuc,k is all this man ?

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 4:21 pm
by Saraxnow
It isn't Justice to collectively punish a group of people using the 'guilty by association' card. Both sides contain people who committed crimes, but you don't solve it by punishing every one who happens to be related to those criminals and cause more injustice... :| The government is panicking and not thinking things through and then shooting protesters..retards

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 4:25 pm
by SahanGalbeed
Saraxnow wrote:It isn't Justice to collectively punish a group of people using the 'guilty by association' card. Both sides contain people who committed crimes, but you don't solve it by punishing every one who happens to be related to those criminals and cause more injustice... :| The government is panicking and not thinking things through and then shooting protesters..retards
Thank you inadeer , well said .

Re: Demonstrations in Gabiley several casualties

Posted: Fri Dec 16, 2011 4:40 pm
by CaynabaX
Dadkani mudaharaadka soo qaban qaabiyey ama ka soo qeyb galay siiba caruurta iyo haweenka ma rasaas aya lagu furi? Ma xaq baa? Walaahi I condemn this, Africaan wa isku mid. Hadaay imika reer Gabiley dareenkoodi u mudaharadeen maxaad sameyni? Sow dadku shicibkaagi mahaan? Hadaanu maantay dalka 'Jamhuuriyadda Somaliland' u magac baxnay sow dadku mudaharaadiya dayn maysid? For example reer keeyga markay dhulkoodi baraago muruqoodi ka qodeen, oo la yidhi dhulkaagi ka bax oo aan ku caqliyaystay oo xukumada baraagihii aastay. Sow xaq daro maahan? Markaa waxaan ka wadaa waxaa Jibriil Abokor lagu eedeyey waa xaq daro as well. Dowladdu Samaroon ama Jibriil Abokor la ma garab istaagi karto. Anigu waxaan ahay reer Bari ee, is this the first time this happened between JB and Samaroon?

They both made mistakes,justice will prevail i'm pretty shure about that..