Page 2 of 2

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 2:37 pm
by BlackVelvet
kambuli wrote:Veil,

Haye saas aa lagaa rabaa :up: Dadkii afka si fiican u kasaayo aa ku anfacayoo. Qof oo isba barbarad eh, maxaas kugu saa'idnaa :?: Ulajeeddadeydaa waad kastay noo :?:
Bilow, waxaad soo sheegtaa saddex maahmaahyood oo Somali eh :up:
:lol: :lol:

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 2:50 pm
by VeiledGarbasar
BlackVelvet wrote:
VeiledGarbasar wrote:kkkkkkk (Somali qosal :lol: :lol: :lol: )
:lol: :lol:


VeiledG Af Somaaligaga waa qosol maxaa isoo xasuusisey gabar saxibtey, "inta kuhadlo" :up: :lol:
Hada kalmada ''Inta kuhadlo'' maxaa ku dhacay? :lol: :?
kambuli wrote:Veil,

Haye saas aa lagaa rabaa :up: Dadkii afka si fiican u kasaayo aa ku anfacayoo. Qof oo isba barbarad eh, maxaas kugu saa'idnaa :?: Ulajeeddadeydaa waad kastay noo :?:
Bilow, waxaad soo sheegtaa saddex maahmaahyood oo Somali eh :up:
Sii fiicaan aa taas kula jira Kambuli, hada aniga uu maa moodi inta gaareey 'maahmaahyaalo' laakin waa isku dayaa

''Ninkee soo joog laga waayo soo jiif aa laga heela''
''facaa ka heer geeri lee mahaan''
''ninka oo maaskaxdiis ka dhidiin dabadiisa oo ka dhidida''

Tan kale...dadka oo barbaradka aha, waxba saas ii ma taryaan laakiin 'moralka' ee ii dhisayaan :oops:

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 2:51 pm
by NoAngst.
Veiledgarbasaar, anaa Af Somali killi iska daayee Af Jinni killi kula sheekeesan doonee ee inta hore innoo sheeg adi yaa tahay? Ciddee baa tahay? Meeqaa jirtaa? Ma lagu qabaa?

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 2:58 pm
by BlackVelvet
Inta maxaa waaye af reer Xamar nooh, waa iska iloowey sidii aa dad kale uugu dhax jurey marka markii aa maqlo qosol oo iga keena. Lakin qalad ma'aha waa dialect qurxoon. :mrgreen:

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 3:04 pm
by Saraxnow
Lol(ama kkk), waxaad ku hadlaysaan maba garanyo, its cute tho :lol: :up:

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 3:05 pm
by VeiledGarbasar
NoAngst. wrote:Veiledgarbasaar, anaa Af Somali killi iska daayee Af Jinni killi kula sheekeesan doonee ee inta hore innoo sheeg adi yaa tahay? Ciddee baa tahay? Meeqaa jirtaa? Ma lagu qabaa?

Abkeey waa suaal, horta miyaadan ogayn inta waa ''A Soomali forum'' saxiib dad kaa badsho aa buuxaan, oo suualaha aad ii weydiinayso igu wareeriin. :lol:

BV,

Loooooooool saas maa ka wada? Waaba isku yaab maxa is dhehay wax kale maa lugu haysta? :lol: Lol!


bs. Qof kaasto aa ii sax karto, laakin siidan uu hadlo haa laaygu saaxo please! JazakAllah. :rose:
Saraxnow wrote:Lol(ama kkk), waxaad ku hadlaysaan maba garanyo, its cute tho :lol: :up:
kkkkkkkkk Aniga waa ku fahmooya ka waran. :lol: :lol:

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 3:28 pm
by NoAngst.
veiled garbasaar,

:lol: Walee waxba ka ma fahmin waxaad qortey balse annoo ku dhiirigelin waxaan ku oran lahaa sii wad dadaalka aad hadda waddid. Waxaa dhaantaa kuwa isku mushquuliya dhaqan iyo af shisheeye.

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Posted: Fri Feb 03, 2012 10:41 pm
by kambuli
Veil,

'Ninkee soo joog laga waayo soo jiif aa laga heela''
''facaa ka heer geeri lee mahaan''
''ninka oo maaskaxdiis ka dhidiin dabadiisa oo ka dhidida''

Waa fiican tahay :up:

Saan aa la dhahaa...

1. Ninkii soo joog laga waayo, soo jiifsaa laga helaa.
2.Facaa ka har, geeri lee maahinoo.
3.Ninkii oo maskaxdiisa ka dhididin, dabadiis aas ka dhididaa :up: :lol: :lol: