Page 2 of 2
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 17, 2012 9:55 am
by daiman
Osob101 wrote:^^^
Adiga xoolo ma tahaaye horta? who said we are banaaridi? We are talking about banaadir the region not the cad cad banaadiri and iska amuus kulahaa Karaan Banaadir mahaa.

adaa malaa dadka iyo xoolaha isku qalda ee dadka qalqala.
hadadan garan af-ingiriisiga, aniga waxan ka jawabey uun your title (horta yaa reer banaadir run ah?)
hadaa rabtib inaa tiraahdo yaa degan degaanada xamar u dhow ee degannaa moorooyinka marka ay xamar aheyd malaago, then ask that question?
I did not say karaan maaha banaadir or xamar, laakiin dadka dagan maaha reer banaadir asal ah. waa dad deganaa halkaa oo ay soo gaadhey magaaladii markii ay balaadhatey.
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 17, 2012 10:06 am
by Osob101
daiman wrote:abgaalKING wrote:daiman wrote:Dadka xamar agagaarkeeda ku dhashey maaha reer banaadir. Reer banaaadir waa dadka xamar dhexdiisa ku korey like waaberi, shangaani, xamar-jab-jab this exclused wardhiigley. hadaa ku koertey wardhhigely you are from wardhiigley.
My mother was born in Mogadishu but she is Isaaq. I was born in casabobolare but left mugadishu at a young age.
I read a lot a lot about somali history and met many somalis in their 70's and 80's. I know a mjeerteen man in his mid-eightees. He was born in Hamar-jajab, he has banadiri lahjah. Ok, I also in his 40's he has abgeel or habargidir lahjah.
Contrary to the nonsense spewed in here,There many Majerten families who lived in Mog for the last 20 years and many of them returned in large numbers in 2006 islamic courts union.I know some of them,the head of somali chess federation is which a close relative of mine is married to Mj women.Mareexaan were my naighbours in virtually every degmo we had house in suuqbacaad yaaqshiid,madiino,waaberi and hodan.
You are talking about different things. Ethnic cleansing which happened in Mogadishu in the early 90's.
I was only stating the facts about benadiri people. It is all about the dealect which is specific to the people who grew up in down town Mugadishu.
An abgaal who were born in Kaaraan and lived there all his/her life is NOT Benadiri, but an Isaaq, Abgaal, Hawiye, reer-xamar, marehan, majeerteen etc who have that dielct and brought up in those areas are Benadiris.
Because noways we heard all sort of people (particularly hawiye indivuals) claiming to be Benadiris. They are not just because they moved to Mogadishu. I heard this ''anakoo reer Benadir basaan ka adkeyney amharo'. waxa sidan yiri qof ku dhashey kuna korey somewhere in central somalia ( like duuduble murursade). Hooyadey wey yaabtey markey naago ku dhaheen 'anakeyba naga badisaa muqsishee arka!).
Warkaas aniga maga qoraaye marka? ka fiirso waxaad qortiid horta. i never said yaa benadiri ah? i said yaa reer banaadir ah and dadka sheegis Xamar iyo Xamar daaye aniga uga badaan waligood iskaba dhaaf outside the city. reer banaadir asal ah yaa waaye bal iisheeg?
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 17, 2012 12:48 pm
by daiman
OK, sister.
Aniga sidaas baan u fahmey your title. ''yaa reer banaadir run ah'? which means yaa ku dhashey ama ku korey Banadir.
marka banadir waa in la sheegaa waxa laga wado, hadi kale waxey noqoneysaa dadka xamar agagaarkeeda degi jirey iney dhahaan we are reer banaadir but aniga I heard far more outrouges things like dad just hawiye ah iney sheegtaan banadir.
Sida AbgaalKing uu sheegey all kind of qabiils live in Xamar.
My question is where is Banadir?
maxaa ka wadaa yaa reer banaadir ah?
aniga Im just against iney magalooyinka sida mugdishu iyo Kismayo ay dad gooni ah iska leeyihiin. Markaas we would have less problems.
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Tue Feb 21, 2012 3:42 pm
by Osob101
daiman wrote:OK, sister.
Aniga sidaas baan u fahmey your title. ''yaa reer banaadir run ah'? which means yaa ku dhashey ama ku korey Banadir.
marka banadir waa in la sheegaa waxa laga wado, hadi kale waxey noqoneysaa dadka xamar agagaarkeeda degi jirey iney dhahaan we are reer banaadir but aniga I heard far more outrouges things like dad just hawiye ah iney sheegtaan banadir.
Sida AbgaalKing uu sheegey all kind of qabiils live in Xamar.
My question is where is Banadir?
Somalia
maxaa ka wadaa yaa reer banaadir ah? Degaan ahaan yaa magalda logu yimid
aniga Im just against iney magalooyinka sida mugdishu iyo Kismayo ay dad gooni ah iska leeyihiin. Markaas we would have less problems.
Xamar waa goof, goofkana dad ayaa logu yimid.
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Wed Feb 22, 2012 1:43 pm
by daiman
OK, tell me what you mean by reer banaadir run ah yaa ah?
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Thu Feb 23, 2012 12:16 pm
by Osob101
daiman wrote:OK, tell me what you mean by reer banaadir run ah yaa ah?
You already know the answer to that.

Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 24, 2012 12:43 pm
by daiman
Osob101 wrote:daiman wrote:OK, tell me what you mean by reer banaadir run ah yaa ah?
You already know the answer to that.

No, I do not. You disagreed with me.
anyway, I was born in xamar and mum was born in xamar would you say that I am reer banaadir run ah?
stop this mentality waa waxa dadka u leyseene. xamar cidina gooni uma laha. Just goofafka baad leedihiin.
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 24, 2012 12:48 pm
by Osob101
daiman wrote:Osob101 wrote:daiman wrote:OK, tell me what you mean by reer banaadir run ah yaa ah?
You already know the answer to that.

No, I do not. You disagreed with me.
anyway, I was born in xamar and mum was born in xamar would you say that I am reer banaadir run ah?
stop this mentality waa waxa dadka u leyseene. xamar cidina gooni uma laha. Just goofafka baad leedihiin.
Xamar is ma goofkeega marka adiga goofkaga aad. abahaa was born where marka?

if your are not cad cad xamar mise mudulood xamar waa dega karta laakin siysaada xamar xaq kuma lahiid hadaan rabin saas bax goofkaga aad.

Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 24, 2012 1:02 pm
by daiman
Xamar is ma goofkeega marka adiga goofkaga aad. abahaa was born where marka? if your are not cad cad xamar mise mudulood xamar waa dega karta laakin siysaada xamar xaq kuma lahiid hadaan rabin saas bax goofkaga aad.
---------------------
I did not want to say this because there are good civilized abgaal, but I think xamar waxa loogu yimi goof iyo dameer?
adigu marka ma dameeradii baa tahey huuno
I am out here.
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Fri Feb 24, 2012 1:17 pm
by Osob101
dameerka aad shegaasid adiga ka fiican yahaaye waa bahaal cooska daaqa oona shaqeesta laakin adiga waxa tahaaye xoolo maa raabin inaan ku habaaro laakin xadaad goofkega dhaaf weysid ilaah waxan kaga bar yaa inaad beerka beeshid banaa waayesid, todobo cawo teer ku jiiftid habeen jimco na god allah ku hooeysi ku dihi ma karo ee mandow meesha ka kud.

Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Sat Feb 25, 2012 1:42 pm
by udun
Re: Yaa Reer Banaadir ruun Ah?
Posted: Tue Feb 28, 2012 9:03 pm
by Oba
Aniga xamar H/wadaag
Hooyo xamar boondheere
Aabe xamar shibis
Abkoow aabe Garasbaaleey
abooto aabe ceel carfiid
abkoow hooyo shingaani
Abooto hooyo xamarweyne
Aboolan(abkoow adoogiis) aabe Caliyaale
Aboolan(abkoow hooyadiis) aabe ceel mareer
Aboolan(abkoow adoogiis) hooyo C/casiis
Aboolan (abkoow hooyadiis) shingaani
intaan aa ogahay