khalid ali wrote:You are an idiot bring one news outlet that said there were shabaab involved in gaashaamo even the local kilil 5 admin in jigjiga non of them mentioned it the Ethiopian federal government called it a clash between individuals and the Ethiopian liyo police so come with sources other than just using Somalia as a place to shape ur opinion on political developments in Ethiopia. Somaliland will corporate with neighboring countries as it did before nothing changed shabaab is a different story they are allied to alqaeda adeer marka sida u qado
emperor you used to be the best natural somalilander when it comes to political but today im really shocked ...!!!
YES , you are isaaq no one can deny it , but if one of yours became murder and kill other somalis in name of islam ama qabill you should stand in good side like we all did in kacaan days .
and about gaashaamo here is the link that Accused isaaq outside ethopiha are the troublemaker
Madaxwaynaha Maamulka Kililka oo ka hadlay Gaashamo?
Tallaado- ( Ogadentoday Press)- Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamed Cumar ayaa markii oogu horeysay ka hadlay arrimaha ka dhacay Deegaanka Gaashaamo, wuxuuna sheegay in marka hore uu ku baaqayo nabbad.
Isgaoo la hadlaya mid ka mid ah Warbaahinta Maamulka Kililku Maamullo ayuu sheegay in Dadka ku nool Deegaanka Gaashaamo Yihiin Itoobiyaan, cidii meel kale ka timidna ay la xaaltami doonaan, Haddalkan ayaad moodaa in Madaxwaynihu u waddo Kooxaha Carabka dheer ee Maamulka Somaliland u hadla isla markaasna doonaya inay Dagaal dad walalo ah huriyaan.
Madaxwaynaha ayaa sheegay in warar is khilaafsan ka soo baxeen Dagaalka sababta ku bilowday balse baaritaan lagu samayn doono.
Dad Baddan oo Reer Ogaadeeniya ayaa is waydiinaya, Sababta Madaxwaynuhu u leeyahay Baaritaan samayn, waxaana haddal haynta oogu baddan tahay, ma Gaashaamo kali ah aaya Markii Ciidanka Liyuu Police wax ku dilaan uu Madaxwaynuhuu ku baaqi in la baari? Maxaa k duwan Gobaladda ama Degmooyinka kale?
Mise Madaxwaynihu wuxuu diidan yahay khilaaf soo kala dhex galla, Somaliland oo sheegata Dadka Deegaankaas Iyo Itoobiya oo isaga sahmayn ku yeesha, Dhamaan Su,aalahan ayaa dad baddan doonayaan in kala fahmaan waana mid Madaxwaynaha uu ka Jawaabi doono ee mahan mid aan sii falan qayn doono…..
Haddaladda Madaxwaynaha ayaa ka mid ahaa in Nabad-galayadda la dhorwo, balse yaa dhowro Nabad galayadda Hadii Cidamadda Deegaanka laga caban? Waa kuma qofka dhowri karra?
Dad baddan oo ku saggan Hargaysa Iyo Burco kana soo Jeedaa Deegaanka Soomaalidda Ogaadeeniya ayaa aad cabsi u qabba in Dagaalkan dhib u keeno waxaana sabab u ah Dagaalkan oo Warbaahinta Somaliland u baddaleen Dagaal Beeleed.
Mid ka mid ah Warbaahintaas ayaaba is raaciyay waxaa weerar soo qaaday, Liyuu Police Ogaden ah iyo ONLF Ogaden ah? Arrimahan waxay sii hurinayaan dagaalkan waxaana suurta gal ah in kuwo baddan oo Joogaa Hargaysa Iyo Burco la qal qalo.
Maxay ONLF ka tiri Dagaalkan?
Jabhadda ONLF oo ah Jabhadda oogu xoogga baddan Itoobiya ayaa baaq ka soo saartay dagaalkan, Hogaamiyaha Jabhadda ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa si kulul u canbaareeyay Dowladda Itoobiya.
Hogaamiyaha ayaa sheegay in Ciidamaddan si aadka ay Itoobiya u maamusho ay xasuuq ka gaysteen Deegaanka Gaashaamo isla markaasna ay gubeen dhowr tuullo.
Maxamed Cumar ayaa oogu baaqay Dadka Deegaanka inay iska ilaaliyaan Dagaal dhex-dooda la dhigo isla markaasna siyaasadda Dowladda Itoobiya ka danbayso.
Jabhadda ONLF ayaa dhowr mar oo hore oogu baaqday Dadka Deegaanka inay Dagaalo sokeeyo isla ilaaliyaan.
Ogadentoday Press.
maskaxda ka bukey and he is the most powerful man in bush era
