Re: Schools in GalMudug
Posted: Tue Apr 24, 2012 10:35 pm
Well done GalMudug.



http://galmudugtv.com/?p=10796Waxbarashsada deganada galmuudug aya noqotay mida kaliye deganada galmuudg iminka si wcan uga hana qaday iyadoona gobalada degmooyinka, iyo tuulooyin kaba laga hir galiyay iskuulo cusub oo ay wax ka baranayan bulsho wayn ka soo jeeda deganada galmudug .
Magaalda galkacyo oo xarun u ah galmuudug aya waxa laga hir galiyay in ka badan 40 iskuul oo isugu jira kuwa hoose /dhaxe ,sare iyo 2 jaamacadood oo kala mudug university (m.u) iyo galkacyo university( g.u) waxana xusid mudan dhanka barakacaysha deganada galmudug oo loo furay waxbarsho tayaysan iyadoona ay hirgaliyeen hay,adaha samafalka iyo wasarada waxbarashada galmudug .
