Page 2 of 2

Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:16 am
by Madaxweyne
thanks walaalka ducada ii soo aqriyey and thanks biyuutiful iska daa arki meysid naagah i soo ceyriyey, waa intiina kale meeshan ma iskuul baad ka dhigateen waa idinka af somaliya isku dagaalayeee. cajiib

Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:29 am
by salool
Wcs

Arintan wa arin adag horta xanuunkana ilaahy ba keenay, naag dhaga la' anigu xal uma arko.Waayo bari ka maalin caruur ba mesha imanaysa.Hadii labadiinuba dhago la'aan isla ag fadhiistan ya ciyaalki miciin oo noqoneya, oo habeenki oo kacaya amba maqlaya.Ma qaylo uun bey caruurto ku jiri iyo inaad faraha ka wada hadashaan siniin miniin.Taasi wax soconeysa maaha, hadaad liidatid qof kula liita lama doonte ee qof ku dhaama la doonta oo kor qaada.

Ilaahy ba calafkaaga haya wax kastaana wa iska maqaadir, hadii ilaahy ku qoray inaad iska guursatidna waad iska guursan.Ee isaga uun isku xidh.

Only 37 uun baad jirta hadii aanaey aheyn tii aad isku dhiibtay ood 10 sano no quusin wali waad yar tahay.Ee niyadaada dhis!
wadankan hadaaba 13 sano ku daanbuustay anigu waxan ku oran laha intaad xooga yar iska xamaalatid, wadanki xabad yaro 18jir ah oo isku dhacaysa ka so guurso.Mehrad yarna furo oo meshan gabigeedaba ka tasho oo isaga guur.Become a king in ur country sida shaadhka baad oo kala badli doonto adigu shanta athaan maqleya. :up:

Marka good luck huuno. :up:

Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah

Posted: Thu Apr 26, 2012 7:39 pm
by Madaxweyne
waad iga qosolssiyey solool caruur qeylisneysa. ma ogathey hooyo ama wax ha maqasho ama yeysan maqlin ineysan hurdi karin iyada oo cungeeda ku hoos ooynaya. hooyo caloosha ayuu xanuunta oo wey dareemeysaa wixii caruurteeda ku dhaca xitaa hadey kala fogyihiin. mida kale America waxaaa jira qalabyo muuqaal iyo vibraotors oo kuu sheegaya waxa alle wixii guriga ka dhacaya sida qeylo, qiiq dab aha, ama xitaa alabaabka marka la qaraacayo kuu sheegayo ma garatey oo sidaa ayey ku nool yihiin qoysas wada dhega la'

Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah

Posted: Fri Apr 27, 2012 2:41 pm
by salool
^^Waan ogahy inay jiran qalab dadka dhagaha la caawiya anigu taa kamaan hadleyn.Qeyladu exampel uun bey aheed, iminka nin indho la' ma waxay kula tahay inu guursan laha naag kale oo indho la', bal maxay isku kordhini labada qof.Of course wuxu doonan naag indhihiisi oo noqota oo hagta.Hadu ilaahy laxaadkagi daciif ka dhigay qof kale oo caafimad qaba, oo waxaad adigu maqli kari waydid iyado ku maqasha aya wanaagsan.
Kolay It's up to you, adiga ayey ku taala waxaad guursaneysid.

Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah

Posted: Sat Apr 28, 2012 3:39 am
by Byootuhful
DafIyoMiriq wrote:
Thuganomics wrote:DafIyoMiriq : I' m right too 'cos you don't say Indhood for blind do you.You say Indhala
blind = indhool
You people say 'inan Indhool ah', us normal people say 'inan indho la'a' and taas aya labada saxsan.