Murax wrote:Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:there is this rer siyad lady named faduma isaq bixi in columbus..islaan ka faan badan waligay ma arg...and she is f-king hella annoying.. .
As a lady inaad siyaasad iyo arrimahaan ku dhex jirtid so much is wrong. At least if You will grow up and ka fagow this ugly type of talk. I know this lady personally and is a family friend. Teeda kale do You know people friggin read this forum? At least respect people's privacy.
Hey cheerleader, is ur name Voltage? how much does he pay u for kissing his ass..effing brown noser(

) Teeda laabad yaa kugu sheegayey naagaha siyaasad ma galaan?..waryaa hadan nahay rer ctown nin iyo nag ba siyaasad waa ku jirnaa. Sheegada "ar bil caan aa tahay"... ha ii la imaanay..uff thank God we dont have that stone age mentality.
The`Republic wrote:Dhoocishaan yaa naga reeboo Islam ah.
Voltage.....sheegada Ctown ka bax rer gedood ba tahaye.
Adali wrote:The`Republic wrote:Dhoocishaan yaa naga reeboo Islam ah.
waryaa naabnaab yahow afko dheer gabdaha inoo daa, ma adiga baa ka xiga caabudwaaq ?
ba'ayeediina waxaa ku darsatey in gabdaha aflageedeesi. look at the
gimp murux foaming at the mouth, war xooba is daji, I think Voltage can handle this dhoqonkaa ceeb.
PS:Horta nimankaan dhaqan xumadooda ma kayaabtay...oo hal gabar isku gu tagaayaan?