Re: Somali Ka Naxday Shiidaalka Puntland Oo Qaarkood...
Posted: Thu May 17, 2012 10:37 am
damu wrote:Uu Wadno Xanuun Uu Ku-Dhacay Isbitaalna Loola Cararay
Kadib markii xalay Shacabkamedia soo daabacay warka farxada leh ee Shiidaalka Puntland laga helay,ayaa waxaa warkan ka-naxay oo dhiig-kar ka-qaaday qaar ka mid ah Soomaalida gudaha iyo dibada ku-dhaqan,kuwaasoo markii maqleen warkii farxada-lahaa ee aan xalay soo daabacnay ee Shiidaalka Puntland laga helay,cuduro uu wadno xanuun ka-mid yahay uu ku-dhacay,taasina ay sababtay in Isbitaalo loola cararo,waxaana kuwaas leenahay cuqdadiiina u-dhinta.
Weli waxaan heynaa tirakoob ku-saabsan Soomaalida ka naxday Shiidaalka Puntland,waxaana ka codsanaynaa akhrisayaasha Shacabkamedia hadii aad hayaan xog ku-saabdan Soomaalidan xanuunsan ee ka naxday warkii farxadda leh ee xalay aan soo daabacnay,inaad noo soo gudbisaan hadii aad bar-garanaysaan qaar ka mid ah dadka loola cararay Isbitaaladda ee wadna xanuunka uu ku-dhacay markii ay maqleen warka farxada aleh ee aan soo daabacnay
