Page 2 of 3

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:03 pm
by LondonLad
Top Notch response MJ

Happy June 26th Somalilanders.

:sland: :up: :sland: :up: :sland: :up:

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:04 pm
by FBISOMALIA
happy national day for all somalia 8-) :up:

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:17 pm
by Mr_Alfaas
Okie ilaa goormeynu xuseyna ma 2000 o sano markay kaso wareegto :-@

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:29 pm
by Cirwaaq
The thing i will never get is who in their right mind lays these in his own country?

Image

It is some strange kind of love i tell you.

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:31 pm
by nomadicwarlord
Somaliland independence day means one thing. A new hit song. :up: Someone post a link of the latest Somaliland tune.

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:39 pm
by FBISOMALIA
nomadicwarlord wrote:Somaliland independence day means one thing. A new hit song. :up: Someone post a link of the latest Somaliland tune.

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:40 pm
by Khalid Ali
Madaxweynaha oo ku hambalyeeyay shacabka 52-guuradii markii la dhidbay Calanka Somaliland
June 25th, 2012
Image
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal Hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland gudo iyo dibadba munaasibadda 52 guuradda ka soo wareegtay markii 26-kii Bishii June 1960-kii ay Somaliland xornimadeedii ka qaadatay mustacmaraddii Ingiriiska. Xiligaasi oo ay noqotay halkii u horeeyay ee laga taago calan Soomaaliyi leedahay.

Madaxweynuhu wuxuu ummadda Somaliland u rajeeyay inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu sidaasi ku sheegay dhambaal hambalyo ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland kaasi oo u dhignaa sidan:-

Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaan, Xuska Munaasibada 52-guurada ka soo wareegtay 26-June-1960-kii, oo ah maalintii ay Somaliland madax-banaanideeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska.

Maalintan oo ah Maalin Taariikhda Somaliland Qiimo weyn ugu fadhida waxa uu madaxweynuhu u rajeeyey ilaahayna uga beryay qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Shacbiga Guddo iyo Debedba inay Sannadka, Sannadkiisa ku gaadhaan Guul, Barwaaqo, iyo Somaliland oo si buuxda uga mid noqotay dawladaha la aqoonsanyahay.

Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan si adag ugu sheegay inay Jamhuuriyadda Somaliland guul joogto isla markaana ay buuxisay dhamaan Shuruudihii looga baahnaa aqoonsiga.

Madaxweynuhu waxa uu beesha caalamka ugu yeedhay inaanay la masuugin aqoonsiga ee ay ixtiraamaan taariikhda qarannimada Somaliland, Go’aanka Shacbiga iyo dadaalka ay ku xaqiijiyeen dal nabada, iyo hannaan dawladnimo, dimuqraadiya oo si wacan u hanaqaaday sidaana la wada ogyahay loona qirsanyahay.

Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu shacbiga Somaliland ku dhiiri-geliyey inay iska jiraan oo ay ka feejignaadaan cadaw kasta iyo cid kasta oo isku dayda iny wax u dhimaan ama dhawacaan wada jirka umadeena Somaliland iyo nabad-gelyada Qarankeena.

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:43 pm
by FBISOMALIA
khalid ali wrote:Madaxweynaha oo ku hambalyeeyay shacabka 52-guuradii markii la dhidbay Calanka Somaliland

HOW dhidbay Calanka Somaliland if there is was Only one calan , British somaliand colony :|

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:44 pm
by Khalid Ali
What u talking about FBI calan british Somaliland ma qof walaan oo der deran baad tahay

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 1:49 pm
by FBISOMALIA
khalid ali wrote:What u talking about FBI calan british Somaliland ma qof walaan oo der deran baad tahay
emprior im saying its colony calan called british somaliland not somaliand republic calan markaas what is 52 years he talking about ...???

PS: caydaa sidaa caroorta iska jojii , sidaa ragaa ila hadal

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 2:05 pm
by Khalid Ali
British Somaliland ended in 1960 26 June its

2012 its called the Somaliland republic

are you stuck in time or something

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 2:08 pm
by grandpakhalif
happy independence day somaliland. but please leave khatuumo alone

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 2:15 pm
by LondonLad
No can do good Sir, You see it wouldn't be 26th June without all of the land that existed to form the Somaliland State in 1960. Therefore, Khatuumo is part and parcel of :sland:

But for all those from Khatuumo who don't want Sland I hear Mogadishu is rising again :up: :D Theres a solution for ya.

Viva Burco, Hargeisa, Boorama, Lasanood, Erigavo, Berbera, Sheikh, Saylac etc etc

Viva :sland:

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 2:33 pm
by FBISOMALIA
LondonLad wrote:No can do good Sir, You see it wouldn't be 26th June without all of the land that existed to form the Somaliland State in 1960. Therefore, Khatuumo is part and parcel of :sland:

But for all those from Khatuumo who don't want Sland I hear Mogadishu is rising again :up: :D Theres a solution for ya.

Viva Burco, Hargeisa, Boorama, Lasanood, Erigavo, Berbera, Sheikh, Saylac etc etc

Viva :sland:
as puntlanders you will not accomplish your dream we will defend our lands no matter what :ugeek:

Re: Somaliland independence day 1960 26 june

Posted: Mon Jun 25, 2012 5:11 pm
by LondonLad
Yeah sure, just like you guys said you would "Liberate" Lasscanood.

Like seriously its been 5 years, cmon guys, up your game!! :D :D :D

:sland: :up: