More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Post by SahanGalbeed »

Sababtu waxay tahay , Somaliland oo iskeed u go'da ayaanaan jirayn ,anigeygan idin la hadlayaa ayaa boqol jeer halkan idinku ku sheegay
Marka waxa la qaatay in idinku na aad xaggay hawadu u jeedo la socotaan intey goori goor tahay :lol:

Qosolku yaanu anfariir idinku danbayn e , aniga idinku dhow wax halkan jooga e , ilma adeerayaal " join me in rebuilding Somalia"
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Post by SahanGalbeed »

The new game in town waxa la yidha COMPROMISE. Everybody is going to have to give something up .
Everybody includes Somaliland too :lol: { in case you all are not yet aware of it }

Haddana ha igu cadhoonina e , hawsha dhan e Sahan-ka ayaa ah in loo soo war celiyo reerka halka la dejinayo .
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Post by Gantaal05 »

:|
this is lies
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Post by samadoon-waaxid »

so,these are khaatumo technicals but they mysteriously have the SL logo on em?such a badly written riwaayad script.They should have thrown few SL soldiers to pretend as a repentanted khaatumites in there as well
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: More Sii-soco-Soo-soco troops defect back to somaliland

Post by Notorious13 »

:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”