Car kaaley Suuq Bacaad imoow hadaad rag tahay, kuwaad sheegeyso xataa soo wado, waan ku tusaa waxaan ahay.

Moderator: Moderators
Aryaa Cideeyda faraha ka qaadTheblueNwhite wrote:Waryaa dekeda anigaa maamulo. Aawey reer Mataan ka aad sheegeyso?
Car kaaley Suuq Bacaad imoow hadaad rag tahay, kuwaad sheegeyso xataa soo wado, waan ku tusaa waxaan ahay.
greenday wrote:Blue reer mataan are the coolest abgaal followed by celiwe get third place thought
Mooryaanta Waceysle gor dhow ba laga qada dekeddaTheblueNwhite wrote:Waryaa dekeda anigaa maamulo. Aawey reer Mataan ka aad sheegeyso?
Car kaaley Suuq Bacaad imoow hadaad rag tahay, kuwaad sheegeyso xataa soo wado, waan ku tusaa waxaan ahay.
greenday wrote:I like reer mataan women, are you a female?
Hiloowle wrote:greenday wrote:I like reer mataan women, are you a female?Do Hiloowle sound like a female name to you?
TheblueNwhite wrote:lol... Waceysle lacagtiisa lagama maarmo, iskuulo PhD laga bixiyo, diyaarad rakaabka qaada, Bankiyo, construction companies, engineero guryaha naqshada Jarmalka iyo Fransiiska ku taqasusey, suuqa labaad ee ugu weyn caasimada, hoteelo.
Ii keen reer Mataan nala tartami kara ama Abgaal kale hadaad hayso.
Ninkaan Mudug ka soo qeylinaaya ayaan faraha u laabaayaa ee is adkeey waa fadhikudirir hadal. Yuusan ku sixrin.Hiloowle wrote: Aryaa Cideeyda faraha ka qaad
loooolTheblueNwhite wrote:Ninkaan Mudug ka soo qeylinaaya ayaan faraha u laabaayaa ee is adkeey waa fadhikudirir hadal. Yuusan ku sixrin.Hiloowle wrote: Aryaa Cideeyda faraha ka qaad
Waceysle = rer mudugTheblueNwhite wrote:Ninkaan Mudug ka soo qeylinaaya ayaan faraha u laabaayaa ee is adkeey waa fadhikudirir hadal. Yuusan ku sixrin.Hiloowle wrote: Aryaa Cideeyda faraha ka qaad
5th xataa waa ok. Naas ayaan isla nuugney soo maha kuligood. I'm ok with that.greenday wrote:Blue reer mataan are the coolest abgaal followed by celiwe get third place thought