Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM.
Moderator: Moderators
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
Let's just assume this is true that a Marehan will be named Prime Minister i still dont understand how will this work because Mudulood and Marehan have no history of working together at all. Which ever darood comes he better like some Caambulo iyo Buun 
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
V
Kambeynkii wuu dhamaaday de sxb, hadaa madaxweyne Xassan bay arintu taagantahay.

Amirsade
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
SIR CULUS: DAAWO NINKA UU MADAXWEYNAHA RABO IN UU KA DHIGO RAIISUL WASAARE
13 Sept 2012:
Kooxda Anonymous ayaa howlgal qaatay shan saacadood kadib waxay ku guuleeysteen inay la baxaan guud ahaan Sir ka buuxday 41 Emails oo ay leeyihiin Xisbiga Dam Jadiid ama Dhiigacusub.
Kooxdaan oo sanadkii 2000 ku hoowl biloowday Badbaado Group waxaa Gudoomiye looga dhigay Madaxweynaha cusub ee Somalia Hassan Sheekh Mohamud.
Kooxda Anonymous waxay heshay Macluumaad iyo Dukumiintiya ka marqaati kacay habkii Kooxda Dam Jadiid ku hoowl biloowday iyo fikrada uu Madaxweyne Hassan Sheikh ka aaminsan yahay qadiyadda Somaliland,Kilinka 5-aad Ethiopia iyo NFD Kenya.
Sheekada ugu xiisaha badan ee laga dhex helay Emailka Madaxweynaha cusub waxay tahay Magaca ninka uu Ra’isulwasaraha ka dhigi doono oo lagu magacaabo Dr Mohamud Sheikh Ali (Doodishe).
Ninkaan Dr Doodishe oo ay Madaxweynaha saaxiibo yihiin Email-kiisa waxay kooxda Anonymous kala baxday sir culus oo aan faafin doono marka Ra’isulwasaraha loo magacaabo.
Dadka qaar waxay leeyihiin Dr Doodishe wuxuu dhalasho ahaan ka soo jeedaa Puntland halka Emailo soo dhacay goor dhaweeydna naloogu sheegay inuu yahay Mareexaan,waxna uu ku bartay Sudan .
Ninkaan wuxuu yahay maamulaha iqliimiga ee xarunta (Alshaahid) ,sidoo kalena wuxuu ku dhex jiraa sawiradaan Photo Group-ka waloow aan wejigiisa aqoon.waxaana qiyaasnay inuu yahay qofka Calaamada gaduudan ku dhex jira.

DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
It's mind boggling how tribo-centric this guy is, I mean I have never seen a thread related to politics in which he is not supporting a supposed upcoming appointee of his clan. Tribalism really does warp people into a narrow minded view.
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
Cambuule iyo buun aah? waxaas takes a long time waa acquired taste...isaga meel gaar ah baa bariis iyo baasto loogu karin
Guhuud, are u saying this doodishe guy PHD must be fake and yet.... u dont even know him? lol u didnt even hate on our new president u went right past him to discredit his would be partner in the government.
You really don't like Mareexaan don't u
Guhuud, are u saying this doodishe guy PHD must be fake and yet.... u dont even know him? lol u didnt even hate on our new president u went right past him to discredit his would be partner in the government.
You really don't like Mareexaan don't u
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
Osob101 wrote:Let's just assume this is true that a Marehan will be named Prime Minister i still dont understand how will this work because Mudulood and Marehan have no history of working together at all. Which ever darood comes he better like some Caambulo iyo Buun
Nope, we'll pass on the cambuulo. We will introduce Reer Mogadishu to the delicious Quule
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
Osob-
Jaale Siyaad and Hussein Kulmiye Afrah
Sheikh Sharif and Farmaajo, Goonjeex,
P.s. Marehan through legal means have just as strong claim to much of Mogadishu's properties and wealth, so it is you who also most learn how to eat like this as Somalia hurls farther into legitimate statehood. "Unukaa leh" has seen its heyday in the civil war.
Jaale Siyaad and Hussein Kulmiye Afrah
Sheikh Sharif and Farmaajo, Goonjeex,
P.s. Marehan through legal means have just as strong claim to much of Mogadishu's properties and wealth, so it is you who also most learn how to eat like this as Somalia hurls farther into legitimate statehood. "Unukaa leh" has seen its heyday in the civil war.
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
Update: He is no longer a "prospect", he has been given the position and he has accepted. They are only waiting for clearance from certain "donor countries."
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
MashaAllah he sounds well fitted for the position and he is from the same political party meaning they share a vision. I feel like I'm in an amazing dream and I don't want to wake up Lool
Re: Dr Mohamud Doodishe comes up behind Prof Shuuriye for PM
The Republic,
After seeing those pics of Kismaayo, Xamar waa nabadeey invest in Your new capital warya.
After seeing those pics of Kismaayo, Xamar waa nabadeey invest in Your new capital warya.
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
Ismahan123,
I'm glad You said that. In the Sade section we planned to wage a all out assult to the first person to say a negative comment
I'm glad You said that. In the Sade section we planned to wage a all out assult to the first person to say a negative comment
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
Ohh I thought the man was HG...crap 
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
Yaa Ahlu Quule, Hayya calal Qitaal!!!!!!!!!!Ismahan123 wrote:Ohh I thought the man was HG...crap
the signal
Re: Profile on new PM (prospect) Dr Mohamud Doodishe.
sir culus oo laheley war deg deg ah............Faroole will be the new prime minister..........ka leexda meehsa please booska banaaye
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 43 Replies
- 2798 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 1545 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 17 Replies
- 1143 Views
-
Last post by anzeloti
-
- 5 Replies
- 2292 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 1 Replies
- 467 Views
-
Last post by sahal80
-
- 162 Replies
- 7717 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 8 Replies
- 693 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 265 Views
-
Last post by Murax