Page 2 of 5

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 6:42 am
by TAATIKO
xiinow wrote:
TAATIKO wrote:waxaa la xaqiijiyay mooriyaanta abgaal oo rasaata la siiyay ka iibisay al shabaab
taa oo keentay ka dib markii aan wax mushaara ah la siin in kabadan 10 bilood
shacabka magaalada muqdisho ayaa lagu baartaa xaafadaha ayaga oo mobile,saacad iyo wixii qiimo lehba laga qaato. mararka qaarna ayba baartaan rag ka tirsan ciidanka dowlada

Image
Image
Link ?
http://www.shaaciye.com/?nid=7437
http://www.qubanaha.com/2012/08/02/cuma ... iyo-kufsi/
http://barigaafrika.net/?p=13523

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 6:45 am
by DayaxJeclee
TAATIKO wrote:
SareedoXareedo wrote:haye intee rabtaa in aa ka dhigtid. JIGJIGA, GAARISA
hargeysa

:comeon: Xeeb ma lahan, addis shan daqiiqo aa u jirtaa.Marka cadeey

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 6:48 am
by TAATIKO
SareedoXareedo wrote:
TAATIKO wrote:
SareedoXareedo wrote:haye intee rabtaa in aa ka dhigtid. JIGJIGA, GAARISA
hargeysa

:comeon: Xeeb ma lahan, addis shan daqiiqo aa u jirtaa.Marka cadeey

Marka cadeey :up: walaasheey ayaa ilaa hada dagan

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:22 am
by daiman
I think it should be leveled to the ground. here we start again. so we would have knew residence, new buildings.....

There should be no capital for the next ten years.

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:27 am
by AhlulbaytSoldier
Yep its time to change the capital!

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:31 am
by TAATIKO
how abuot like Nigeria, caasimada in ay noqoto wareegto, oo gobol walbo mar laga dhigo

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:33 am
by AhlulbaytSoldier
Iam suggesting to make either either Baidoa, Marka or Kismaayo as capital for indeed they are SOMALI CITIES which belongs to all somalis.

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:37 am
by DR-YALAXOOW
you stupid bunaanilander TAATIKO. Nigeria capital maaha wareegto!! caasimada Nigeria waa Abuja.. and of course Somalis 4 ever capital is Mogadishu. and yes Mogadishu is very peacefull city. Taatiko your malnourished futo is living 1990s. its time you to wake your sleep and smell 2012s. Haddii aad mogadishu tagtid every qabiil of somalis is living there.. qof ku weydiineysa ma jirto meesha aad ka timid.. xitaaa the Owner of somalinet mr waryaa whos origine from buntiland is now living Mogadishu and he enjoys it living there..

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:43 am
by TAATIKO
DR-YALAXOOW wrote:you stupid bunaanilander TAATIKO. Nigeria capital maaha wareegto!! caasimada Nigeria waa Abuja.. and of course Somalis 4 ever capital is Mogadishu. and yes Mogadishu is very peacefull city. Taatiko your malnourished futo is living 1990s. its time you to wake your sleep and smell 2012s. Haddii aad mogadishu tagtid every qabiil of somalis is living there.. qof ku weydiineysa ma jirto meesha aad ka timid.. xitaaa the Owner of somalinet mr waryaa whos origine from buntiland is now living Mogadishu and he enjoys it living there..
nageria from Lagos to Abuja
waxaad u egtahay luqada aad adeegsanaysid ama mooraantii xamar ama low level of society
saaxiib muqdisho waa xaar uray, 1990 way ka sii liidataa, ragii saaxibaday ahaa ee wax ka sameesta is dhahayna waxaa ugu dambeeyay baarkii wariyayaasha lagu dilay, hadana isbaaro ayaa socoto,

marka labadeena ninkee xaqiiqda ka cararaayo? muxuuna uga carayayaa xaqiiqda? difaaq qabiil :down:

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 7:56 am
by DR-YALAXOOW
TAATIKO!! cuqdada iska saar sxb. Mogadishu waa Nabad!! of course waa jiraan tuugo dadka dhacda meelo qaar ah sida ay ka dhacdo every major city of this world.. Caasimada Mogadishu waa caasimad heer sare ah. Somaali oo dhan ayaa deggan.
waa magaalada kaliya ee somalia u qalanta caasimad. waayo magaalooyinka kale ma dhama xitaa hal xaafad oo xamar ka tirsan..

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Mogadishu is peacefull city :rose:

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 8:07 am
by TAATIKO
i was born in martin hospital, my mom stayed in hospital 3 days, it was usual.
relatives coming to visit, liimo bambeelo iyo cambe, doolsho, ubax ayaa caadi ahayd in la isu keeno. maalmaha sadaxda ah ee nasasha iyo baaritaanka caafimaad uu socdo before you leave to go home.

I dont hate, muqdishu maa meeshii aan ifka ka so galay, laakiin xaqiiqda waa

ciidan aan isku halayn karo ma joogaan? maxaan ku kala duwanahay kuwa la dhibaayo iyo aniga?

waxaan u bartay liido inaan habeen 03:00 ka soo lugeeyo ilaa via roma. marmarna shinemo uquator .

so if Iexpress my frustration. si qaldan ha u aqrisan

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 8:10 am
by GIJaamac
TAATIKO wrote:i was born in martin hospital, my mom stayed in hospital 3 days, it was usual.

Yup. mogadishu doesn´t need you nor your money , puntland and kilinka 5naad does. The door is that way :arrow:

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 8:19 am

who do you think you are telling me where to go.
you think i'm from those to place,

I am the owner of xamar cadeey. while you black ass were my servent.
bringing milk and water. even u didn't hade some thing to wear.

hal guri ma ku laheed horta?

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 8:21 am
by original dervish
^^ thats a bit harsh blackface.

Re: Mogadishu will never be capital

Posted: Thu Oct 04, 2012 8:21 am
by GIJaamac
TAATIKO wrote: who do you think you are telling me where to go.
you think i'm from those to place,

I am the owner of xamar cadeey. while you black ass were my servent.
bringing milk and water. even u didn't hade some thing to wear.

hal guri ma ku laheed horta?
Link ?