Page 2 of 2
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:47 pm
by CaliBurco
Lillaahiya wrote:
@ Cali
I'd change my name to Lucious or Lucy.
Luccious? Hayaay, Naa kii baad soo kicisay.
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:49 pm
by Lillaahiya
^ Luuushus, not Lashus (luscious).
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:50 pm
by Twist
Caliyow, adigoon wakhtiga iska lumin anigaaba kuu sheegaya kow dheh, she's my ex xaas. Markaan ka dhergay baan mid yaroo dhaylo ah oo 16 jir ah ku bedelay. Hinaasahay taa ka qaadday madaxii baa caddaaday oo ayadoo idil way isku buuqday. Hadda dadka waxay ugu sheekeysaa in ay Galbeedka joogto, taana waa been oo Hawd ayey joogtaa, 200 doolar oo bishii ay hooyadeed u soo dirtana internet cafe ayey ku dhameysaa, bal si ay calal aqal qoraalkeyga u aragto oo uu madaxu ugu dego.
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:51 pm
by CaliBurco
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:53 pm
by Areesa
Sunny Delaney
Robinia
Berrie
Nora
Nixie
Marianne
Merci-Soto
Xylina-Iuchi
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:56 pm
by Lillaahiya
Twist keyboard haysta maxaad u maleyn

Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Mon Nov 05, 2012 7:58 pm
by Twist
Re: If you could change your nick, what would you change it
Posted: Tue Nov 06, 2012 4:27 am
by Rabshoole
MonkeyBread
Hustler
Libaax
Teesto
Argagaxio