Re: Suldanka Guud Beesha HY sends Congratulations
Posted: Tue Nov 06, 2012 9:15 am
Here is a man from her own immediate sub clan of Isaxaaq daadkiinan qabyalaada ku waashay. She is there for herself and doesn't represent Somaliland.
Wasiirka Kaluumeysiga Somaliland C/llaahi Jaamac Cismaan ayaa sheegay in aanay jirin cid uga matasha Soomaaliya, isagoo xusay inay u arkaan in Soomaaliya ay tahay dowlad gaar ah, ayna ka madax banaan yihiin.
“Xukuumada la dhisay waxba nagama quseeyaan, cid ina matasha nooguma jirto, dowladda waxaa u aragnaa dowlad u gaar ah Soomaaliya, sida Somalia iyo Somaliland aan kala nahay, sida ay iyaga isu qancinayaan waa wax iyaga u yaala, anaga waa sugeynaa waxay sameystaan”ayuu yiri Wasiirka Kaluumeysiga Somaliland oo la hadlay laanta Afka Somaliga ee BBC-da.
Mar la weydiiyay sida ay u arkaan xilka loo magacaabay Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayuu sheegay in Fowziyo ay u dhalatay Somaliland, balse ay u dhaxday xaga, isagoo ku celiyay in aanay matalin Somaliland.