Page 2 of 2

Posted: Thu Sep 22, 2005 10:59 am
by COOL-MAN
Laughing Laughing Laughing

ma islanta kasiweysay micnaha rali noqo maad iledahay umicnee malariaquin??

Laughing bal adiga isuday inaad umicneysid, waayo wax labada far sifican loo galiyey adlee kajiro zoonahan!

Posted: Thu Sep 22, 2005 11:02 am
by *HannaH*
Cool...hayee dahgeyso..

Naayee, Malaruqin waa kiniin walaweynta la siiyo sanaay iskugu buuqin...Miyaad fahantay misa waan ku jiliciya?