
Prof Gaandi back in Kismaayo for talks with PM
Moderator: Moderators
Re: Prof Gaandi back in Kismaayo for talks with PM
The Architect 

Re: Prof Gaandi back in Kismaayo for talks with PM
Prof Gaandi lead yesterdays Jubbaland negotiation team. The talks did not bear any result and the sides are both holding onto their original demands.
Wararka deh daga ah ee naga soo gaadhaya xarunta gobolka Jubadda Hoose ee Kismaayo ayaa sheegaya in wadahadaladii magaalada Kismaayo uga socday madaxda iyo masuuliyiinta Jubooyinka iyo Wafdigii RW Saacid lagu kala kacay kadib markii gudiyo labada dhinac ay wadahadalada uxilsaarteen isku af dhaafeen wadahadaladii.Gudiga wadahadalada umatalayay dhanka Jubooyinka waxaa horkacayay Prof.Gaandi.
Wararka hordhaca ahi waxay sheegayaan in wafdigii Dowladu ay madasha la yimaadeen maamul usameynta magaalada Kismaayo iyo gobolka Jubada Hoose halka masuuliyiinta Jubooyinkana ay madasha la tageen dhismaha maamul goboleedka Jubbaland.Waxaa aad u adkaatay in labada dhinac ay isu soo dhowaadaan waxaana meeshii la isku waydaarsaday hadalo kul kulul.Qaar kamida gudidii DFS ayaa afka ka weeraray Prof.Gaandi, iyadoo sida lagu soo waramayo uu iska difaacay weerarkaas.
Si kastaba ha ahaatee wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in wadahadaladii fashilmeen.
Faahfaahinta warkan kala soco wararkaanaga dambe hadii Allah idmo.
Dhanaan.com
Re: Prof Gaandi back in Kismaayo for talks with PM
C/nasir Seeraar RSK/KIsmayo admin spokesman on the negotiations.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 815 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 17 Replies
- 1687 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 1 Replies
- 593 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 10 Replies
- 1422 Views
-
Last post by Tanker
-
- 10 Replies
- 1186 Views
-
Last post by manaxe88
-
- 25 Replies
- 2838 Views
-
Last post by Coldoon
-
- 2 Replies
- 356 Views
-
Last post by Morpheus34
-
- 8 Replies
- 841 Views
-
Last post by SummerRain
