Page 2 of 7
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:41 pm
by Titanium
The map is wrong

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:44 pm
by FarIyoAlif
xiinow wrote:
Cunugaan Fariyoalif la leeyahay waxbaa u dhiman aan u maleynaa. War aniga qoraal kuuma dirsanin aqligaada wasee

ee waxaad i tustaa maqal iyo muuqaal ayagoo jabhada ugu weyn, uguna magac dheer gayiga Itoobiya, ONLF oo la dagaallamaayo ciidamada xabashida.
War kani waaba neef caadi ah war heedhee maskaxdaadii goormaad soo xaartay horto intaynan hadalka sii wadin taa iiga jawaab sagagaryahow xataa gaaladii baa wax ka qortay jabka wayaanada teeda kale who the fxck got time to film dagaal socda.. The mujaahidiin are fighting Africa's largest army not another somali clan hence why you think anyone's got time to film it.
Adigu iga jawaab why Hawiyaha Galbeed are not fighting Xabashida ma fulaynimo daraadeed baa?
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:46 pm
by Titanium
FariyoAlif,
They fought them in Muqdisho. Thousands of Ethiopian troops were slaughtered in Xamar

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:50 pm
by FarIyoAlif
Titanium look at the header

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:51 pm
by Meyle
Yaan been laysku sheegin. ONLF are not doing anything special, they are the remains of the corps of WLSF. Afweynes own clan militia, that were defeated by a subclan of HY in the 80's. To be honest, ONLF are busy controlling the expansion of Cidagalle in Galbeed rather than fighting Ethiopia.
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:53 pm
by GIJaamac
Waryaa i dhageyso. Aniga websitekeyga waan ku qorankaraa ciidamada Ximan&Xeeb ayaa dagaal culus la galay ciidamada xabashida kadibna rag badan baa xabashida laga diley, waan dhihi karaa wax weyn ma ahan. ONLF oo illaa 30 sano ku dhowaad "dagaallameysey" maa 1 min oo video laga duubi waayey, beenlowgaa tahay wasee. Wax cadeyn ah waad keeniweysey, daaroodkiinaan waa lagu yaqaanaa quraafaadka iyo beenta. Wax cusub ma ahan ee meesha ka dhaqaaq sxb
ps. Ethiopia doesnt have the biggest military in Africa. Riyo caadi aad ku jirtiin.
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 4:58 pm
by grandpakhalif
Meyle wrote:Yaan been laysku sheegin. ONLF are not doing anything special, they are the remains of the corps of WLSF. Afweynes own clan militia, that were defeated by a subclan of HY in the 80's. To be honest, ONLF are busy controlling the expansion of Cidagalle in Galbeed rather than fighting Ethiopia.
source?
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 5:01 pm
by FarIyoAlif
Certain people in here xata BBC oo nin cadaan ahi qoray waxay u malaynayan in Darood qoray
Fox news & CNN maalin dhow nin Daarood ah baa soo gali doona oo wuxu ka hadli doona ONLF iyo halgankeeda ha moogaanin... Allow xaasidka waanu kaa magan galnay
idiinka baxay saxib waxaad doontiin isugu sheekeeya

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Sun May 05, 2013 5:13 pm
by Meyle
grandpakhalif wrote:Meyle wrote:Yaan been laysku sheegin. ONLF are not doing anything special, they are the remains of the corps of WLSF. Afweynes own clan militia, that were defeated by a subclan of HY in the 80's. To be honest, ONLF are busy controlling the expansion of Cidagalle in Galbeed rather than fighting Ethiopia.
source?
Loool, WLSF was Afweynes clan militia made up by his reer abti, dont tell me you thought I meant Marexaan?

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 7:42 am
by Colonel
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 8:01 am
by Kafkaesque
Meyle wrote:grandpakhalif wrote:Meyle wrote:Yaan been laysku sheegin. ONLF are not doing anything special, they are the remains of the corps of WLSF. Afweynes own clan militia, that were defeated by a subclan of HY in the 80's. To be honest, ONLF are busy controlling the expansion of Cidagalle in Galbeed rather than fighting Ethiopia.
source?
Loool, WLSF was Afweynes clan militia made up by his reer abti, dont tell me you thought I meant Marexaan?


Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 8:18 am
by Hyperactive
killil 5 here im comming!!
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 8:34 am
by MujahidAishah
hyperactive wrote:killil 5 here im comming!!

safar salama bila nadama
Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 9:35 am
by Thuganomics
AishahWaqooyi wrote:hyperactive wrote:killil 5 here im comming!!

safar salama bila nadama
That doesn't sound right somehow

Re: Reer Kilil5 soo gala !!! (not clan bashing topic)
Posted: Mon May 06, 2013 9:45 am
by MujahidAishah
Thuganomics wrote:AishahWaqooyi wrote:hyperactive wrote:killil 5 here im comming!!

safar salama bila nadama
That doesn't sound right somehow

Its Arabic I think. . Ppl say it to each other marka safar loo baxaya ... I might of spelt it wrong
