Jasmine6 wrote:Walee waad iga hormarte maahine, these are the exact answers I was about to give![]()

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Jasmine6 wrote:Walee waad iga hormarte maahine, these are the exact answers I was about to give![]()
Ada khatar eta, Wana ku guuleysti imtaxanka.DeeqaDagan wrote:Kar - Dhar
Galoon - Dhiil
Wan loo - Caana lo'
Hankaraf - geed la qoray oo qaado camal ah ( I guess)
libee - Libaax
Gurbu - Rati
Esaan - Orgi
Wan gaal - Caana geel
Alankey - Igaarkey AMA wiilkey or calankey![]()
Kooy - Kaalay
Sheen - Keen
In Jeey - U geey
Irka - Cirka
Abak - Qurac
Surun - istaag
Maay maay is a Somali language.HooBariiska wrote:thats maymay not somali
Lamgoodle wrote:Rabshoolow, geel maxuu indho kuul ka kasaa?, kurtunkuu ku rugtaa! Lamagoodle maxaas af ka kasaa liin dhanaan weligiisa ma dhadhaminine
![]()
![]()
Wey ba ka xuma sida afka reerwinka in ka dadalehayta wedaa ha baroy afka reerwinka madaas ka bacdi in kooyi.Hawdian wrote:From a Qaldaan lamagoodleRabshoole wrote:
Kar = inkaar
Galoon = Galool, or maybe Garonka (stadium)
Wan loo = Walan
Hankaraf = han hahahahahahahahaha karaf?? hayaaaay no idea
libee = liban
Gurbu = gur
Esaan = wiil/gabadh
Wan gaal = wan qaal
Alankey = Allen Key also known as hex key, sariiraha lagu xidhxidho
Kooy = kalay
Sheen = Charlie Sheen abahiis
In Jeey = In jeey??? hayaaaaaaaaaaay
Irka = Cirka (sky)
Abak = albabka
Surun = Furun (bread)
I really tried guys
Overall, the only Maymay words that I know are; ariiray and kooy.
Eed ii eed ya in mahadsantiRabshoole wrote: Ada khatar eta, Wana ku guuleysti imtaxanka.ada meeba ku warsadee reer alto juba yaa eta ?
-
In sheeg meeli adi ka barati afkun reerwin ka ?
Rabshoole wrote:Wey ba ka xuma sida afka reerwinka in ka dadalehayta wedaa ha baroy afka reerwinka madaas ka bacdi in kooyi.Hawdian wrote:From a Qaldaan lamagoodle I really tried guys Overall, the only Maymay words that I know are; ariiray and kooy.Rabshoole wrote:
Kar = inkaar
Galoon = Galool, or maybe Garonka (stadium)
Wan loo = Walan
Hankaraf = han hahahahahahahahaha karaf?? hayaaaay no idea
libee = liban
Gurbu = gur
Esaan = wiil/gabadh
Wan gaal = wan qaal
Alankey = Allen Key also known as hex key, sariiraha lagu xidhxidho
Kooy = kalay
Sheen = Charlie Sheen abahiis
In Jeey = In jeey??? hayaaaaaaaaaaay
Irka = Cirka (sky)
Abak = albabka
Surun = Furun (bread)
Hawdian wrote:From a Qaldaan lamagoodleRabshoole wrote:
Kar = inkaar
Galoon = Galool, or maybe Garonka (stadium)
Wan loo = Walan
Hankaraf = han hahahahahahahahaha karaf?? hayaaaay no idea
libee = liban
Gurbu = gur
Esaan = wiil/gabadh
Wan gaal = wan qaal
Alankey = Allen Key also known as hex key, sariiraha lagu xidhxidho
Kooy = kalay
Sheen = Charlie Sheen abahiis
In Jeey = In jeey??? hayaaaaaaaaaaay
Irka = Cirka (sky)
Abak = albabka
Surun = Furun (bread)
I really tried guys
Overall, the only Maymay words that I know are; ariiray and kooy.
Waxaan so xasuustay, bari hore markan anigu joogay Rabdhuure adeerkay iga yar iyo qolado darisku ah Af somali ku hadlo ayaa isku buuqeen, adeerkaygana af Somali garamgaram usu yahay, usu garaanmaayo luuqada, Intuu dadkii ku hanaaqay ayuu ku yidhi, hoy idinka lamagoodle eeta oona hilib eri rugga aana malaay an cuna isma sheen karno sidu saliid iyo dab meelu inkin aragneey. ( You lamagoodles eat hilib ari we eat fish isma keeni karno sida saliid iyo dab, oo iga agtaaga inaa idin arko dooni maayo)Lamgoodle wrote:Rabshoolow, geel maxuu indho kuul ka kasaa?, kurtunkuu ku rugtaa! Lamagoodle maxaas af ka kasaa liin dhanaan weligiisa ma dhadhaminine
![]()
![]()
I'm really impressed, you're not bad at all for someone who learned it from others which is probably the hardest way to learn itDeeqaDagan wrote:Eed ii eed ya in mahadsantiRabshoole wrote: Ada khatar eta, Wana ku guuleysti imtaxanka.ada meeba ku warsadee reer alto juba yaa eta ?
-
In sheeg meeli adi ka barati afkun reerwin ka ?Ani wali aha reer Sh/Dhexe. Mayguna wey ku barade ehelka (my sis's inlaws) looooooooooool. Seriously, I need to improve my maay maay typing.