Page 2 of 2

Posted: Mon Nov 21, 2005 2:19 pm
by fagash_killer
and u can take ure wodka with u Laughing

Posted: Tue Nov 22, 2005 8:01 pm
by Kalashnikov
^SUCAAD CALI CUNUGAAD CALOOSHA KU SITID MA REER HAGAR BAA AMBA CALI GARI AXMED?

AABAHAA KU WAS MA XISHOOTOYAHE CANDHADA WEEYN GARAC BAAD SITAA MARKAAS BAAD RAGGA ADIGOO DHIIG KAA DAREERAYA AG IMAAN, NAA KA BEEYDH MEESHA Arrow

Posted: Tue Dec 13, 2005 7:19 pm
by Mataan_Ciideed
Sool is predominantly Dhulbahante!. Taleex district is all Dhulbahante. Laascaanood district is all Dhulbahante. Xudun district is all Dhulbahante with the exception of one village called Bohol ( settled by Muuse Abokor and Sacad Yoonis ) which is right on the Sool Togdheer border!. Some people say that Bohol is part of Togdheer not Sool!. Caynaba district is majority HabarJeclo with some Dhulbahante living there ( mainly Jaamac Siyaad and Hagar Aadan ). Yagoori town is the border between Laascaanood district and Caynaba district. Anything west of Yagoori is Caynaba district, and anything east of Yagoori is Laascaanood district. There are many Jaamac Siyaads ( Warsame ) who live west of Yagoori town to Guumays, and west of Guumays to Oog ( where the border with HabarJeclo, mainly Suulamadow and reer Yoonis starts ), I think the distance between Yagoori and Oog is like 40 km.

There are also some Faarax Garaads who live in south Caynaba district.

Quruxley

Buuhoodle is in Togdheer not Sool.

Posted: Wed Dec 14, 2005 2:57 pm
by Rampage
Mataan, inaadaan Sool waxba aanad ka'aqoonin ood iska hadashid maanta la'arkey. Horta Oog Solamadow wala Reer Yoonis baa dega. Oog waa magaalo Barre Adraxmaan oo Cali Barre ah, waxaana ladega Sacad Yoonis oo reer Habar Yoonis ah. Reer Yoonis waxay degan xagaas iyo Caynaba ilaa Saaxil iyo Berbera. Solamadowna Burco ilaa iyo xaggaas iyo hawd. Xudun kasakow tuulooyinka hoos yimaada waxaa dega oo majoratii ka ah Habar Jeclo, laakin magaladu waa dhulos. Taleex waxaa dega 200 oo qof maahaan, waa magac uun ayaa lagusiiyay district. Caynaba waa 100% HabarJeclo oo waxaa ugu badan Reer Yooniska iyo Cali Barraha waxaana ladega reero kale oo farabadan. LaasCaanood waa dhuloz baa majority ka ah oo markey doonaan isguursada markey doonaanna doggy style isu dhiiba. Oog marka haygala kaftamin sxb.

Posted: Wed Dec 14, 2005 3:13 pm
by Garaad_LQ
sow ...Dhulbahante baa ku dhalay ........

Posted: Wed Dec 14, 2005 3:25 pm
by Rampage
Garaad, meesha waa WAR ZONE sxb, waranku yaanuu kugudhicin Very Happy

Posted: Sat Dec 17, 2005 3:33 pm
by LiQaaye_TDH
Rampage Show waxad islahayd wax iyu yara garanaya, war mirdh Aqoon ah dhulka uma kala hayo... Beri hore iyaan ka qoostay Marki uu Hawdki Kala Saari wayay Laughing

Garaad Sxb meeshu waa sool ee, soolna ma Makhir iya Soo degay Laughing

run sheegid iyo jawaabid

Posted: Wed Dec 21, 2005 7:27 pm
by Bohol iyo karaman
horta sidad ogtahiinba gobolka Sool waxa wada dega beelo badan oo kala ah Dhulmahante, Sacad Yoonis(H/Y) Muse Abokor(H/J) sido kale way jiran beelo laga tira badan yahay oo ku dhaqan deganka.

marka labad waxan uu jawaabaya mudanayaasha sheeganaya in ay degaan oog iyo guumas isagoo isku sheegaya habar jeclo, marka runta laga hadlay oog, guumas iyo weliba deganka ku xeran waxa dega beesha Jibriil Xasan, sacad yoonis, dhinaca degmada Xudun beesha Habar yoonis waxay ka degta Bohol, Lafwayne, Ceel-lahelay, Dogoble, bancade iyo karaman oo dhan.

waxan lagu qiyaasa in ay beelahu uu kala degan sidan g.Sool
Dhulmahante-45%
Habar Yoonis-20%
Habar Jeeclo-20%
Qabiilada kale-5%

Posted: Thu Dec 22, 2005 11:47 am
by LiQaaye_TDH
Bohol sxb horta wlc!!!!!

Wax yar iyaan ku weydinaya ee, ka jawaab 4 tuulo iyaad sheegtay oo Sacad Jonis dego, marka qiyasatad siday uu noqotay 20% HY iyo 20% HJ????

Posted: Thu Dec 22, 2005 2:19 pm
by Rampage
Hehehe, walahi yaab iyo lama'arag. Liqaaye, inaadeer kan Bohol WALAHI waa qurjiilihii. Oog inay carre GAALA DHINAC WEYN tahay shaki maleh. Kani Soldier-adi Sacad Yoonis maahaan.

Waar Haddaad tahay Sacad Yoonis, bal sheeg odaygii Sacad Yoonis e Cali Barre usoogalay Oog magaciisa oo saddexan, waxay sameeyeenna sheeg Cali Barre. Im not talkin about any random oday from Sacad Yoonis, waxaa jirta sheeko aad ucaan ah. Oo reer barigoo dhami taqaan, laakin odayga Saca Yoonis magaciisa waxaa garan kara nin Sacad Yoonis ah uun, ama Cali Barre.