Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Rabshoole »

GeoSeven wrote:In Somali politics, clan enmity stems from the perceived notion that an opposing clan posses a threat. Why on Earth would Dir warrant the enmity of Hawiye :?
First acknowledge that this isn’t politics but clan skirmashes thread, secondly, Politically speaking, the notion you brought fourth is quite obvious, Hawiye perceives no threat from Dir, if only that we’re to be true, I’d applaud you but in all actuality, theirs gotta be some truth behind why hawiye has never appointed Dir as PM. :smugruss:
Last edited by Rabshoole on Thu Nov 14, 2013 4:57 pm, edited 1 time in total.
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by anzeloti »

I dont know who these surre folks are but Xawaadle should karbaash them anyway irritating second class citizen :lost:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by GIJaamac »

Armaan wrote:
GIJaamac wrote:Dir, the super power clan in the making. :wow:

ps. Are Surre and Qubeys same qabiil ? Fiqi Cumar iyo Fiqi Maxamuud yay galaan ?
Surre saddax ayee u kala baxda, waa Qubeys iyo Abdalle, abtigooda Habar Deel
-
Qubeys lix aye u kala baxda.
-
Tolweyne-Yabarcade-Fiqi Omar
Axadaoowe
Midkase
Wayaagle
Reertonile
Faqiyaxye

Abdalle afar aye u kala baxda.
-
Mohamed Cabdalle
Saleebeen Cabdalle
Goorad Cabdalle
Cabdi Cabdalle- Fiqi Maxamuud

Habar Deel
-
Maxammuud Naalleeye iyo Samater Naalleeye
Ok i understand, but how can Surre be three branches, When Habar Deel is abti. Mase reer abti ayaa tolka ku dartiin ?
Last edited by GIJaamac on Thu Nov 14, 2013 4:33 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Substance »

Beesha Surre :up:

Hopefully this skrimish will be solved soon and xaawadle should stick to their villages and stop this expansion.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Rabshoole »

Jamac, Kuma darno, waa iska gooni yacni tol kaligi ah, Habar Deel aka Maxammed Guutaalle wuxu u kala baxa Maxammuud Naalleeye iyo Samater Naalleeye.
-
Substance, I'm sure it'll be resolved inshallahi, these niggas know better, Surre ain't baadicade iyo jijeele they boss around in Hiiraan :up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by sahal80 »

Deefoow waa burdhiinle waxaas dhan hiiraan kama tirsana waa dad kilinka ku xiran dhan walba waxa daga reerow xassan, hawadle iyo dir.

Feerfeer aa ka sukeesa xataa marka hiiraan yaan laga dhigin dad daga oo awalba ka soo soofay galbeed. Maamul shoqol kuma laha!

Dagaal ma jiro ee waa mashaakil ka dhex jira dad beera leey ah.

Dadkaan etoobiye ee la shaqeeyaan sida reerow xassanka madama ey qabilo yar yar yihiin dantooda aa saas ah. Saas ey tahey tirokoobkii ethiopia bilo kohor la sameeyey feer feer waa majority hawadle, mustaxil majority hawadle oo xataa officially dhulka malaha!!

Saas ooy tahey hadana etoobiyeey rabaan inee hoosgalaan

"Dhulkan uu xaduuda cusub ka sameynayo Gumeysiga Itoobiya oo ku dherarsan labada dhinac ee Wabiga shabeele oo ah mid isku xira goboka hiiraan ee dhulka soomaaliya iyo soomaali galbeed ayaa ah mid hodon ku ah kheyraadka kala duwan ee dalagyada beeraha iyo daaqaba kaasi oo ay ku yaalaan tuulooyin aad u badan oo hadda hoos galay dhulka uu maamulo gumeysiga itoobiya ee soomaali galbeed oo gaaraya in ka bada 7 KM oo ku teedsan labada dacal ee wabiga shabeele taas oo hadda lagu asteeyay tuulada Deefow.

waxaa ka mida goobaha hadda lagu darayo maamulka itoobiya Burdhiinle Aabaaley Dhuuraaxo iyo goobo badan oo ahaan jiray xeryihii milatariga ee dowladii Maxamad Siyaad Barre"

Xaqa kaliya ee laahaan karaan waa baladiyaat in dadka xudoodaha ee labada dhinac kunool maamul hoosaadka(al maxalliyyah loo sameeyo lakin shaqo kuma laha maamulka gobalka.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Rabshoole »

^Niyow adiga waad iska hadasha mooyee wax kale ii sheeg. This is Ali madaxweyne iyo Fiqi Omar, Deefow xuduuda hiiraan aye ka mid tahay. Everyone knows who their neighbors are, reerow Hassan iyo fiqi Omar have always been neighbors, but these ali madaxweyn niggas are pushing onto dhul aysan shaqo ku la hayn.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by sahal80 »

Armaan wrote:^Niyow adiga waad iska hadasha mooyee wax kale ii sheeg. This is Ali madaxweyne iyo Fiqi Omar, Deefow xuduuda hiiraan aye ka mid tahay. Everyone knows who their neighbors are, reerow Hassan iyo fiqi Omar have always been neighbors, but these ali madaxweyn niggas are pushing onto dhul aysan shaqo ku la hayn.
Rabshoole ani qabiil igama aha just stating the facts tuuloyinkaas dhan mustaxiil iyo feerfeer ee hoostagaan labadaba according the CIA and ethiopia has a hawadle majority.
Deefow waxey ku dhegen tahey burdhiinle oo ku yaala feerfeer gadaashiisa galbeed oo kala qaybiya xadka it always had a hawadle population.

Waxa la isku heesto waa dhul beereed.

There is no cali madaxweyne at all, its three other subclans for example dhuur xaano is cabdi yusuf with reerow xassan, agoon cabdalla who settle up to shilavo also adan warsame settle in there up to dhanaan of ogaden.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Rabshoole »

I got relatives currently in beledweyne who've informed me, its infact Ali madaxweyn, I don't think you know whats going on, and for the last time, Deefow iyo Kabxanley are both part of Hiiraan. Plz do provide your sources.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by sahal80 »

Ha ha ha @baladweyne

Waryyaan lagu la yabin cali madaxweyne koonfur iyo bari ee ka xigeen baladweyne their traditional degmo are bulo barde, jalalaqsi and maxaas nowadays they consist the majority in baladweyne.

xawadaley waa qabaail badan cali madaxweyne leen maa maqashey? Adiga xudooda aa sheegee gobolka liban magalada filtu waa half hawadle(adeerada) half dagodia waa ka sii xageenaa ogadeenka iyo marehanka doloow

Looks like your point is inaa dagaal jirin ka sheekeesid inside hiiraan dadkaas mesha ciulumonimo ee ku joogeen wax qabiil ween aa adna ka dhigee iyo faan faan dadkaas xuduudaa la dhahaa labada dhinacba wee aadaan ma aha reer hiiraan.

Macasalamo sxb
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by Rabshoole »

^Hiiraan waxaa ugu badan waa Ali Madaxweyn inta kale yaa ba yaqaan :childplease: Teeda kale, waxaad websiteyasha kasoo xabxaabstay hanala imaan, oo beenta iska dhaaf waxaad ogtahay ayaa iska yare. Ku ye feerfeer Xawadle aya u badan :Heh:
-
Waxaan kuu dirsaday, meeye ? iska soco :arrow:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by MarsinQorahay »

sahal80 wrote:
Armaan wrote:^Niyow adiga waad iska hadasha mooyee wax kale ii sheeg. This is Ali madaxweyne iyo Fiqi Omar, Deefow xuduuda hiiraan aye ka mid tahay. Everyone knows who their neighbors are, reerow Hassan iyo fiqi Omar have always been neighbors, but these ali madaxweyn niggas are pushing onto dhul aysan shaqo ku la hayn.
Rabshoole ani qabiil igama aha just stating the facts tuuloyinkaas dhan mustaxiil iyo feerfeer ee hoostagaan labadaba according the CIA and ethiopia has a hawadle majority.
Deefow waxey ku dhegen tahey burdhiinle oo ku yaala feerfeer gadaashiisa galbeed oo kala qaybiya xadka it always had a hawadle population.

Waxa la isku heesto waa dhul beereed.

There is no cali madaxweyne at all, its three other subclans for example dhuur xaano is cabdi yusuf with reerow xassan, agoon cabdalla who settle up to shilavo also adan warsame settle in there up to dhanaan of ogaden.
marka waxaad leedahay ayaga ugu badan shilabo iyo dhanaan?
User avatar
AbtiiDoon
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Jun 19, 2013 5:37 pm
Location: X Control

Re: Kabxanleey iyo Deefow dagaal kale ka dhacay maanta

Post by AbtiiDoon »

sahal80 wrote:Deefoow waa burdhiinle waxaas dhan hiiraan kama tirsana waa dad kilinka ku xiran dhan walba waxa daga reerow xassan, hawadle iyo dir.

Feerfeer aa ka sukeesa xataa marka hiiraan yaan laga dhigin dad daga oo awalba ka soo soofay galbeed. Maamul shoqol kuma laha!

Dagaal ma jiro ee waa mashaakil ka dhex jira dad beera leey ah.

Dadkaan etoobiye ee la shaqeeyaan sida reerow xassanka madama ey qabilo yar yar yihiin dantooda aa saas ah. Saas ey tahey tirokoobkii ethiopia bilo kohor la sameeyey feer feer waa majority hawadle, mustaxil majority hawadle oo xataa officially dhulka malaha!!

Saas ooy tahey hadana etoobiyeey rabaan inee hoosgalaan

"Dhulkan uu xaduuda cusub ka sameynayo Gumeysiga Itoobiya oo ku dherarsan labada dhinac ee Wabiga shabeele oo ah mid isku xira goboka hiiraan ee dhulka soomaaliya iyo soomaali galbeed ayaa ah mid hodon ku ah kheyraadka kala duwan ee dalagyada beeraha iyo daaqaba kaasi oo ay ku yaalaan tuulooyin aad u badan oo hadda hoos galay dhulka uu maamulo gumeysiga itoobiya ee soomaali galbeed oo gaaraya in ka bada 7 KM oo ku teedsan labada dacal ee wabiga shabeele taas oo hadda lagu asteeyay tuulada Deefow.

waxaa ka mida goobaha hadda lagu darayo maamulka itoobiya Burdhiinle Aabaaley Dhuuraaxo iyo goobo badan oo ahaan jiray xeryihii milatariga ee dowladii Maxamad Siyaad Barre"

Xaqa kaliya ee laahaan karaan waa baladiyaat in dadka xudoodaha ee labada dhinac kunool maamul hoosaadka(al maxalliyyah loo sameeyo lakin shaqo kuma laha maamulka gobalka.
Waryaa yana ku wasin xawaadle ma joogo mustaxiil reer abtigey waye reer mustaxiil. Beesha jiidle aa leh iyo wax yar oo sacad oo caydiid soo raacen marki uu tagay oo meesha ku hareen.

Keep mustaxiil out ya fuckin mouth you piece of shit.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”