Waa runtaa. Hada kahor ayaan maalin tagay Sab Abgaal oo nin saaxiibkey ahaa igu casuumay muqdishosadex sano kahor. Waxaa la keenay bariis mix qamadi iyo kurus geel iyo waliba fal faliir iyo digir. Walaahey aad baan uga helayWarsheekh wrote:since when do only HG eat falfaliir? dadka deexda deggan oo dhan ayaa cuna
Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNetizen
- Posts: 274
- Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am
Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood
-
- SomaliNetizen
- Posts: 274
- Joined: Tue Nov 23, 2010 12:12 am
Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood
Waxani waa digir gaaleed ma ahan fal faliirWarsheekh wrote:manaxe88 wrote:falfalir see u egtahay
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood
haa waa ceynkaas laga bilaabo warsheekh ilaa xarardheere falfaliirka aad ayaa looga cunaahurdaayetoos wrote:Waa runtaa. Hada kahor ayaan maalin tagay Sab Abgaal oo nin saaxiibkey ahaa igu casuumay muqdishosadex sano kahor. Waxaa la keenay bariis mix qamadi iyo kurus geel iyo waliba fal faliir iyo digir. Walaahey aad baan uga helayWarsheekh wrote:since when do only HG eat falfaliir? dadka deexda deggan oo dhan ayaa cuna
Re: Somali food. Cuntada qabiilada Soomaaliya qaarkood
falfaliirka wuxuu xooagaa ila egyahay fuulka carabta weliba nooca mudamas la dhaho ay cunaan reer xijaaska...ta kale salbukada yaa cuna? waxaan u qabi jirey iney digirta kamidahay ileen wuxuu waa wada wax kuukuusan
btw waxaad ka tagtay yicibka oo ay u badanyihiin reer bariga..somaali kale oo cunto waxaas ma arkin and also qamadi is reer waqooyi food...

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 78 Replies
- 6855 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 15 Replies
- 2402 Views
-
Last post by quark
-
- 9 Replies
- 2060 Views
-
Last post by Naaima
-
- 23 Replies
- 2437 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 11 Replies
- 1496 Views
-
Last post by Navy9
-
- 12 Replies
- 1899 Views
-
Last post by Strategic
-
- 18 Replies
- 2989 Views
-
Last post by saacJabshee
-
- 1 Replies
- 681 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 9 Replies
- 1727 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 1 Replies
- 1044 Views
-
Last post by Somali-Transporter