* Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Moderator: Moderators
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.
- 1moonlight
- SomaliNetizen
- Posts: 969
- Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
- Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Did you know that Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf is one of the richest Somali people if Not the Richest if you look at how many Villa he owns and how many Farms lands and businesses he owns and the salary he makes each month?GIJaamac wrote:1moonlight wrote:Waxaa dhab ah in adeerkeey Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu leeyahay Garoonka N50, xoogna looga heesto. Balse waa balan inuu mardhaw uu dib usoo ceshan doono insha Allaah.![]()
How can a normal person own a state property ? Km-50 airportkeeda dowlada ayaa dhistay sxb. Xaaf meeshuu qabsadey, diyaaradaha jaadkana wuu ka soo dejin jirey iyo daallo airlines maahanee asaga ma leh garoonkaas. Dulimiga aa taagereysid iska dhaaf sxb.
Did you also know that wiilashii Sacad ee isbaarooyinka Muqdisho ilaa Afgooye fadhin jiray inuu asaga mushaar Muqdisho ku siiyo shaqooyina u abuuray? Here is a proof
http://www.mareeg.com/news/June/7.htm
Did you also know that he controls 90% of Khat in Muqdisho?
Here is proof http://www.dhacdo.com/main/news.php/inf ... more=17701
http://xogsugan.com/2013/11/xildhibaan- ... suqmaasuq/
GIJaamac Walaalkiis adigoo raali ah guryaha Xaaf uu Xamar Ku leeyahay anigaa Xaflado iyo Aroosyo u tagi jiray waana filooyin iyo geerishyada baabuurta oo aad u waa weeyn oo aad u qaali ah oo na 5 jibaar ka qaalisan garoonka Number 50 oo aan aqaan oo aan kasoo duulay markii aan Xamar kasoo tagay Before the Ethiopian invention.
Number 50 Xaaf asaga ayaa leh waxeeyna ka mit tahay hantida uu ilaaheey siiyay.
Muqdisho:- Xilli Todobaadkii la soo dhaafay lala wareegay Garoonka diyaaradaha Ee NO.50 Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa soo baxaya in toos loo xalaashaday hantida ganacsade Xaaf.
Kooxda Al Shabaab ayaa dhac u geystay Hanti uu lahaa ganacsade Axmed Ducaale Geele taasi oo ay toos uga qaateen Degmooyinka ay shabaabka ka maamulaan Muqdisho iyo duleedka caasimada intaba.
Maleeshiyaad la sheegay in ay Shabaab ahaayeen ayaa waxa ay xoog ku galeen Garaashyo iyo guri uu Xaaf ku lahaa Degmada Heliwaa Muqdisho halkaasi oo ay kala bexeen Gawaari waaweyn iyo qaar yaryar iyo hanti fara badan.
Garaashyada iyo guriga ay galeen ayaa waxaa la sheegay in mudooyinkii u danbeeyay si caadi au uu ganacsadahaasi Hantidiisa ugu haystay isagoo aan cagaha soo dhigeen dhulka islaamiyiinta haysteen.
Sidoo kale goobaha Hantida Ganacsade Xaaf laga qaatay oo xalala looga dhigtay ayaa waxaa ka mida dhismayaal uu dhawaan ku dhistay Deegaanka KM.13 iyo degaanka Buula mareer Ee Sh/Hoose.
Gawaarida muhiimka ah ee ganacsadaha laga qaatay ayaa waxaa ka mida Baaldoosaro waaweyn iyo gawaari nuuca Remorka loo yaqaano oo ganacsatada ay dad ugu shaqeynayeen.
Lama garanayo sababta ka danbaysay in la xalaalaysto Hantida ganacsade Axmed Ducaale Xaaf oo dhawaan laga qabsaday Garoonka diyaaradaha NO.50 Ee Gobolka Sh/Hoose.
E_Mail:webmaster@shacabka.net
Ama:Wararka@Shacabka.Net
------Istiila77@Live.Com
-----Qays_18@hotmail.com
Xafiiska Wararka Shacabka.Net
Muqdisho-Somalia.
- DonCorleone
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2610
- Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
- Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Says who? You?Substance wrote:This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.

- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
All the natives says this, i dont even think one group wants you there, you are not welcome there.DonCorleone wrote:Says who? You?Substance wrote:This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.

Btw whats with this split personality disorder you got? Werent you Cisse a minut ago?

- DonCorleone
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2610
- Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
- Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
It says shared account, hey, what do you have against me being your neighbour? I'll come visit you in the Jubas and you can visit meSubstance wrote:All the natives says this, i dont even think one group wants you there, you are not welcome there.DonCorleone wrote:Says who? You?Substance wrote:This is pure injustice. HG have eliminated their rights as guest in SH. They need to go home before they cause further problems for the peace loving natives.![]()
Btw whats with this split personality disorder you got? Werent you Cisse a minut ago?

- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Just go back to where you came from then everyone will be happy. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2799
- Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
- Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Shabeelada Hoose = Biyomaal
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
fixed.waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal,digil mirifle,habar gidir,abgaal,murusade,tunni,cadcad,jareerweyn,moobleen,wacdaan,hilibi,xawaadle,Gaaljecel,sheikhaal,

- DonCorleone
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2610
- Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
- Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
How is Awdal coming along?waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal

S/hoose is owned by all Muslims, not a specific kind

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2799
- Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
- Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
ok people Sh Hoose for all somali people
- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
DonCorleone wrote:How is Awdal coming along?waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal![]()
S/hoose is owned by all Muslims, not a specific kind

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2799
- Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
- Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
STARKAST wrote:waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal
![]()
![]()

aren't you a man what the flower for?
- DonCorleone
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2610
- Joined: Mon Jun 04, 2012 12:18 am
- Location: Rehabilitated for my chaos ways... On the peace tip
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
Plot twistwaayeel101 wrote:STARKAST wrote:waayeel101 wrote:Shabeelada Hoose = Biyomaal
![]()
![]()
![]()
aren't you a man what the flower for?

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: * Everything you need to know about Shabeelada Hoose *
It was symbolic. Its called an allegory.
Due to problem clan and its displacement of Biyomaal i was referring to Somalia's failure for allowing this happen specially in regards to DIR (eydoor) apathy.
Biyomaal the people of Fiinlow daagaal sabti iyo ahad need to continue fighting for their rights.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 51 Replies
- 6721 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 9 Replies
- 1562 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 1785 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1047 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 75 Replies
- 11331 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 95 Replies
- 6917 Views
-
Last post by Shirib
-
- 92 Replies
- 12134 Views
-
Last post by deeqArlaadi
-
- 17 Replies
- 6393 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 1 Replies
- 494 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 0 Replies
- 7190 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer