Yes, maxaan kuugu faani waayay in shirkadaha caalamiga daneyneyso in ay dalkeyga dhisaan ayna maalgashtaan. Mustaqablka wanaagsan ee koonfurta Soomaliya ayay ififaalo u tahay sxb Something you kin have not been able to do, even though you have been enjoying relative peace for over 2 decades ,free from foreign interventions unlike Somalia. Your clans are building roads in 2014, something that belongs to a state to handle it. That's how hopeless your country is.theyuusuf143 wrote:@GIjaamac
ma waxad noogu faanaysaa chinese baa wax ii dhisaya, iyo hebelo kalaa wax iisoo wada. anigu waxan kuugu faani karaa in qabiilada somaliland ugu yar yar sida jufida arab ee beesha isaaq, ay dhisayaan wado 60 km ah, wadan waxa dhista dadka leh waxa dib idiin dhigay maaha bulshada caalamka oo idin hagratay laakiin idinkaan dad ahayn. 23 sano kadib madaxweynaha somalia ugandhaa suuliga u kaxaysa.
[youtube]05zAJqU8_1E&[/youtube]
Fiiri sxb, koonfurta soomaliya cuquubo rabbaani ayaa nagu dhacday. Stop comparing yourself to a country which has been in over 2 decades of civil war. Compare yourself to Eritrea, a state same age as yours and realize how little you have progressed. Allaa idiin maqan.