dadka aad isku direeysiid jooji puntlander baad tahay
Yalaxoow,
leave it at that ninyahoow waa bil ramadan
Khalid ali,
adigana sidoo kaale
Moderator: Moderators

Farhan sxb uqsumi billahi, wallahi maanta waa Ramadan, and may allah never accept my prayers and islamnimo if I lie in saying that I am Hawiye Sacad HG (from my father side) and MJ cissa Mahmoud (mother side).FarhanYare wrote:Even123,
dadka aad isku direeysiid jooji puntlander baad tahay![]()
Yalaxoow,
leave it at that ninyahoow waa bil ramadan
Khalid ali,
adigana sidoo kaale



FarhanYare wrote:Even123,
dadka aad isku direeysiid jooji puntlander baad tahay![]()
Yalaxoow,
leave it at that ninyahoow waa bil ramadan
Khalid ali,
adigana sidoo kaale

keep the good work my bro.. dhoorahaan sxb waxba yuusan kaa dhaarsiin. iam sure that your proud son of great HiraabEven123 wrote: Farhan sxb uqsumi billahi, wallahi maanta waa Ramadan, and may allah never accept my prayers and islamnimo if I lie in saying that I am Hawiye Sacad HG (from my father side) and MJ cissa Mahmoud (mother side).
So if you believe otherwise, then swear by it and I shall be quiete!

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkDR-YALAXOOW wrote:keep the good work my bro.. dhoorahaan sxb waxba yuusan kaa dhaarsiin. iam sure that your proud son of great HiraabEven123 wrote: Farhan sxb uqsumi billahi, wallahi maanta waa Ramadan, and may allah never accept my prayers and islamnimo if I lie in saying that I am Hawiye Sacad HG (from my father side) and MJ cissa Mahmoud (mother side).
So if you believe otherwise, then swear by it and I shall be quiete!may God bless you-

DR-YALAXOOW wrote:MASEEYR.COM,, maseeyr ayaa dilay maamulka Hargeysa..
Hawada Somalia waxaa maamulaya the central goverment sidaa darteed regional goverment inside Somali republic ma maamulayaan Hawada Somalia... Hawada Somaliya waxaa bil waliba ka soo xarooneysa lacag lagu qiyaasay 5 million dollars, lacagtaasna waxay si toos ugu soo dhaceysaa Qasnada Dawlada dhexe ee Somalia..Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya, Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya dhowaan la soo wareegayso maamulka hawada Soomaaliya.
Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdiso ayaa sheegay in kulamo uu dalka Talyaani kula yeeshay madaxda hay’adda duulista hawada ee caalamka in ay isku afgarteen in Soomaaliya lagu wareejiyo xafiiska maamulka hawada Soomaaliya oo laga maamulo dalka Kenya.
Qoorsheel ayaa tilmaamay in uu jiro qalab ay leedahay Soomaaliya oo casri ah, kaas oo yaalla dalka Talyaaniga, wuxuu xaqiijiyay in la qorsheynayo qalabkaas in la keeno dalka ay si dowladda Soomaaliya u maamusho guud ahaan hawada dalka.
Hawada Soomaaliya ayaa laga maamulayay dalka Kenya muddo 20 sano ka badan





HusseinHassan wrote:dr. yalaxow continues doing some heavy damage

Khalid Ali wrote:HusseinHassan wrote:dr. yalaxow continues doing some heavy damage
And xuseen xassan continues to shake his majeerteen booty lol
![]()



