MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Document
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
cirro somaliland oo dhan ayaa taageersan bari ilaa galbeed wax kalena kuma taageersane waxay arkeen dawladii shacabku doortay oo dumar u taliyaan oo sharciga ku tumanaysa.xaq maaha wax la yeelayana maaha inay dawladu ciidamada qaranka isticmaasho oo isku daydo inay barlamaanka la wareegto.barlamaanku wasaarad madaxtooyadu maamusho maaha markaa waa inay faraha kala baxaan.daahir riyaale kaahin berigii uu barlamaanka qufuly wixii ka gaadhay waatii la ogaa oo isaga iyo xisbigii uduba lagu nacay siilaanyo iyo kulmiyena sidaasoo kale ayaa ku dhici.qaskii iyo hantiboobkii 4ta sano wadeen ayaa loogu dulqaadanayay oo la islahaa nabada ilaashada laakiin tan loo dulqaadanmaayo.ilaa shalay iyo maanta hargeisa iyo gobolada waxa ka socda shirar cuqaasha iyo waxgaradku kaga tashanayaan sidii dalka loo badbaadin lahaa.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
War nac nacda badan joojiya, Cirro will be removed in the coming few days, not forcefully but democratically, and if his supporters couse trouble they will get ass kicked. And as you will see with your own eyes nothing will happen to Siilanyo or Saleeban, full stop 

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Kaliil True he has support from west to east. All 9 MPs of Awdal told Siilaanyo piss off.
Kulmiye is a minority party good luck trying to gather
20 MPs Lol, you need atleast 55 MPs as the constitution says.

20 MPs Lol, you need atleast 55 MPs as the constitution says.
- TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3555
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
What does the opposition offer Somaliland. Nothing. All they do is appear TV and insult people, they do not talk about what sort of development they will do if they're elected. All they do is appear on TV and say 'dowladaa cambaareynanaa' they're absolutely useless. People will only vote for them out of Qabyaalad.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
dadka qaar baan caqliga ka korin.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Because I knew the kind of people who will organize the demonstrations in burao. Guuleed the ex governor of togdheer is a anti-habarjeclo thug who always turn peacefull demonstrations into a voilent mob. I hope they will arrest or kill him today. Cirro did his biggest mistake to call for reer burco help. rule number 1 Dont phuck with african security forces. reer burco were lucky todatay because it was red barrets who did the job, I am sure the RRU would have killed more people. Our security forces have no suitable equipment to deal with demonstrations.Sanbalolshe wrote:Some of your predictions appear to have come true. A few people have already been shot by the Police in the unruly city Burco.
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Guleed was presented with the opportunity, it is Siilaanyo that started it. I talked to Burco and almost every house has like 10 guns, haadi
sharciiga la ixtiraami wayo waxba lama aha daadku inu midkasta laso baxo.
sharciiga la ixtiraami wayo waxba lama aha daadku inu midkasta laso baxo.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Sanbalolshe wrote:War nac nacda badan joojiya, Cirro will be removed in the coming few days, not forcefully but democratically, and if his supporters couse trouble they will get ass kicked. And as you will see with your own eyes nothing will happen to Siilanyo or Saleeban, full stop
badowgaagan oo kale iyo dumarka madaxtooyada ka taliya ayaa odayga xanuusanaya jar ka tuuraya.cirro democratically xilka waa looga qaadi karaa haddii mooshin la keeno 55 xildhibaan u coodeeyaan sida xeerhoosaadka barlamaanku dhigayo laakiin ta imika la wadaa waa inqilaab oo madaxtooyada ayaa iyadoo ciidankii dalkee dadka ka dhexeeyey iyagoo isticmaalaya raba inay meesha xoog ku qabsadaan oo cid wataan gudoomiye u magacaabaan si uu ugu fududeeyo wax walba oo rabaan.cirro 10 sano ayuu gudoomiye ahaa oo xildhibaanada 3da xisbi isku waday oo maalina qof kasoo caban laakiin khilaafkan imika waa mid madaxtooyada lagasoo istaadhay markii cirro xukuumadda mudo kordhin u diiday.29 xildhibaan oo keliya ayaa imika xukuumada taageersan intaasina kuma filna oo kooramkii cirro lahu ridi lahaa ama sharciga ayaa lagu dhaqmi ama meesha waa lagu kala tegi oo ninwaliba tuuladiisii ayuu ku noqon. xalay waxa la xidhay xoghayihii barlamaanka oo hj ah markuu cirro taageeray oo qorshaha xukuumada kasoo horjeestay
- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8463
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
What does anti HJ mean to you??theyuusuf143 wrote:Because I knew the kind of people who will organize the demonstrations in burao. Guuleed the ex governor of togdheer is a anti-habarjeclo thug who always turn peacefull demonstrations into a voilent mob. I hope they will arrest or kill him today. Cirro did his biggest mistake to call for reer burco help. rule number 1 Dont phuck with african security forces. reer burco were lucky todatay because it was red barrets who did the job, I am sure the RRU would have killed more people. Our security forces have no suitable equipment to deal with demonstrations.Sanbalolshe wrote:Some of your predictions appear to have come true. A few people have already been shot by the Police in the unruly city Burco.
Are you confused differences between HJ and Kulmiye?
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
reports say cirro wants to work with ali kahlif 

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Hodan Soon Siilaanyo will be banned from Ceerigaabo, West Burco, Oodweyne etc. If he wants to be a tribal elder he will have to relocate
to Yiroowe.
to Yiroowe.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Cirro can't have it both ways. He can't be the head of the parliament and at the same time own a political party and conduct political campeigns. It is one of the two. Sidaas hadduu diido xoghayaal baad shegeysaaye isaga naftirkiisa waa in inta la xidho weliba laad lagala daalo. Kelebka xun ee iska qoslaya.Waaba mid doqon ah, xitaa ma yaqaano waxyaabahan oo kale waa lagaaga faa'ideysan karaaye iska ilaali ama ninka few steps ka horee. Siilaanyo knew kani inuu iska dhaan dhaan yahay that is why he left him there just so he could get rid of him one year before the election, so come election day the people will not take him seriously. Miss prestige is gonna commit suicide come 12 months timekaliil wrote:Sanbalolshe wrote:War nac nacda badan joojiya, Cirro will be removed in the coming few days, not forcefully but democratically, and if his supporters couse trouble they will get ass kicked. And as you will see with your own eyes nothing will happen to Siilanyo or Saleeban, full stop
badowgaagan oo kale iyo dumarka madaxtooyada ka taliya ayaa odayga xanuusanaya jar ka tuuraya.cirro democratically xilka waa looga qaadi karaa haddii mooshin la keeno 55 xildhibaan u coodeeyaan sida xeerhoosaadka barlamaanku dhigayo laakiin ta imika la wadaa waa inqilaab oo madaxtooyada ayaa iyadoo ciidankii dalkee dadka ka dhexeeyey iyagoo isticmaalaya raba inay meesha xoog ku qabsadaan oo cid wataan gudoomiye u magacaabaan si uu ugu fududeeyo wax walba oo rabaan.cirro 10 sano ayuu gudoomiye ahaa oo xildhibaanada 3da xisbi isku waday oo maalina qof kasoo caban laakiin khilaafkan imika waa mid madaxtooyada lagasoo istaadhay markii cirro xukuumadda mudo kordhin u diiday.29 xildhibaan oo keliya ayaa imika xukuumada taageersan intaasina kuma filna oo kooramkii cirro lahu ridi lahaa ama sharciga ayaa lagu dhaqmi ama meesha waa lagu kala tegi oo ninwaliba tuuladiisii ayuu ku noqon. xalay waxa la xidhay xoghayihii barlamaanka oo hj ah markuu cirro taageeray oo qorshaha xukuumada kasoo horjeestay

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
skywalker25 wrote:Some youth were brought together and paid to course trouble. They tried to enter the dowlad buildings when that did not work they then turned their sights on the Habar jeclo side of town. No serious damage was down and two people amongst them where killed. After 30 minutes they dispersed.
Now from my understanding certain figures amongst the HY community have the same mindset as our resident HY like Mr Prestige and Bohol Karam. The goal of these individuals is not love of their respective community but for their own personal pockets. The real good HY who have real love for their community are being drowned out by the warmongers crying for blood. Burco is a powder keg waiting to explode and when it does it will most likely take the whole of somaliland with it..
Shy Walker take off your kulmiya Goggles and look what the goverment is doing to the country. The worst president by far. He is clearly not running the show like riyale , Egal or Tuur. And the Somaliland people is running out of patient. With silaanyo and his incompete ministers.Its funny how you accused Mr Prestige and Bohol Karam of warmongers But you would support Silaanyo if he stole millions of dollars and locks away any one how opposes him. A kettle calling the pot black.
Matter of fact the RRU are Scum's and mind you they shot a innocent girl, minding her shop dead and you say she was involved in the demonstration
AUN the sister
And a recoverer for the injured people
Amin
- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
Cirro is not going any where Other wise. Try harder or try meSanbalolshe wrote:War nac nacda badan joojiya, Cirro will be removed in the coming few days, not forcefully but democratically, and if his supporters couse trouble they will get ass kicked. And as you will see with your own eyes nothing will happen to Siilanyo or Saleeban, full stop
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: MP’s Scheduled to Sack Chairman on Falsification of Docu
@ejusticier
what anti-habarjeclo means to me is when you organize people to specifically target hjs. Guuleed is not anti- kulmiye politician. He he is a gheto thug who turned countless deomonstrations against suuqbari citizens.
Here he is 56 second sending telephones in the middle of the demonstrators. He is definitely calling more demonstrators or taking orders from his superiors. We can also see an other thug known as dayr xiniinyo dheere both men are nototious voilent organizers. Even hj media workers did not show up today because his mob targeted them many times before.
[youtube]0i1qCQfC3h0&[/youtube]

In this other video we can see both guuled (the white bearded fat man) and deyr xiniinyo dheere (the old aged man) talking to the media. if you watch back all previous demonstrations in burao you can clearly see that they organized the crowd. Guuleed was arrested several times but he never changed his immoral actions. Several innocent people died because of him.[youtube]nZYIOmce15s&[/youtube]
[youtube]0i1qCQfC3h0&[/youtube]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 56 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 13 Replies
- 1094 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 0 Replies
- 639 Views
-
Last post by Kramer
-
- 4 Replies
- 766 Views
-
Last post by sahal80
-
- 25 Replies
- 2093 Views
-
Last post by sahal80
-
- 6 Replies
- 855 Views
-
Last post by Alpharabius
-
- 9 Replies
- 1192 Views
-
Last post by gurey25
-
- 8 Replies
- 75 Views
-
Last post by Tegaru
-
- 4 Replies
- 482 Views
-
Last post by immirgration_officer
-
- 15 Replies
- 1706 Views
-
Last post by paperino