Page 2 of 2
Re: Jamal Hussein: Does he have a chance in 2015 ?
Posted: Sun Nov 23, 2014 7:04 pm
by Togdeer
I beleive he has a chance, but in my opinion he will come 2nd behind Silanyo.
Re: Jamal Hussein: Does he have a chance in 2015 ?
Posted: Sun Nov 23, 2014 7:15 pm
by KingWaslawi
Khalid Ali, niyaw anigu Siilaanyo doorkan lama jiro, odaygu inuu iska nasto ayaan jeclaa, Jamaalna siyaasad cad ma laha, Cirro iyo Jamaalba waxa waalaya kuwii UDUB soo gubay, hadday kuwaa iska fogeeyaan way guulaysan karaan.
Bal eeg: Cali Guray, Ina Sulub, iyo qaar badan oo kale.