Page 2 of 4

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 10:43 am
by theyuusuf143
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kuluc galbay dhe ! Somalidi mayd amaanka caaday u leedahaye, bal aan idiin sheego wuxu ku wanaagsanaa. Horta kuluc nin gentle man ahbuu ahaa oo gole joogsi fiican. Nin dumarka hobolada waaberi oo dhan ka dabo dhaceen oo ugu yaraan kala badh meheriyuu ahaa. Hobol weyn oo heeso badan qaaduu ahaa. Heesihiisa waxan ka xasuustaa "markay doontu degayso dadka saaran dusheedu naxdin waysla dersaane.... Dad wayska xignaa" iyo heesta "madheedhaale iyo hawd baad mush mushaaxi lahaydoo marsin geel ka cabaayaad wax kaali maali lahaydoo, miyibaan aqal weyn kaaga moosi lahaa" ilaahay ha u naxariistii nin reer magaaluu ahaa, islaantiisa aamina dhool marku ka gaboobay kumuu dhegine aaminay arlada nin u doono buu faray fasax dheer buuna siiyey. Nin wadaniyuu ahaa oo dalka jecel "dhamac iyo dabaan kuu dhex qaadayoo dh.. Ga u dhigee calanyahaw ha dhicin weligaa ha dhicin" allaw kuu naxariso.

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 10:58 am
by barbarossa
AU marxuum Maxamed Axmed, eheladiisii iyo qarabaasadiisa samar iyo iimaan allaha ka siiyo. Amin

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 11:53 am
by FieldMarshalMenace
This is a travesty on snet's MODS, the audacity not to stick this topic up on the forum for just 3 days is ludicrous ...Shame on you Lejustier

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 12:48 pm
by Xamud.
Ilaahey ha u naxaristo he was a legend, he along with the Mooge brothers and Cumar Dhuule were in a class of their own.

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 5:18 pm
by Bella18
AUN.

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 5:42 pm
by TheGrumpyGeeljire
AUN.

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 5:45 pm
by Hyperactive
Allah o nahersto, what he was?

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:04 pm
by FieldMarshalMenace
Quit askin questions, shame on you hyper shame on you !...how dare you haven't stick him up on the general discussion..we are in a National mourning ..act now

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:08 pm
by Hyperactive
you didnt answer my question, ninku wa ayo? politician, scholar, freedom fighter etc?

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:12 pm
by FieldMarshalMenace
hyperactive wrote:you didnt answer my question, ninku wa ayo? politician, scholar, freedom fighter etc?
How can I answer your question when you are disrespecting a national treasure ..how dare you!

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:13 pm
by Hyperactive
i gave up!

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:13 pm
by FieldMarshalMenace
Stop playing with your little cat ad do something abt this matter

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:16 pm
by FieldMarshalMenace
Alright hyper, alright ...he was one of the pioneers of Somali singing ..


Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:22 pm
by Thuganomics
Inalilah wa Ina Ileyhi Rajicuun
Allaya Arxama Raximiin.He was a legend

Re: 3 days of Snet Mourning: Maxamed Ahmed Kuluc is dead

Posted: Sat Jan 17, 2015 6:22 pm
by GAMES
AUN.