Re: Silanyo vs Samaale
Posted: Sun Mar 01, 2015 3:12 pm
Somaliland politics is fun. I wana be part of it
can i run as an independent??
can i run as an independent??
Xisbiga Who the fok are youHooBariiska wrote:Somaliland politics is fun. I wana be part of it
can i run as an independent??
Thankd bro. I appreciate the loveXildiiid wrote:^
I would support you sxb, xaafadeeni New Hargeisa & Baarliin ka bilow then work your way up.
Methylamine wrote:Xisbiga Who the fok are youHooBariiska wrote:Somaliland politics is fun. I wana be part of it
can i run as an independent??
Joseph Goebbels, the Nazi propagenda minister, once said " If you tell a lie big enough and you kept repeating it, people will eventually come to believe it" .KingWaslawi wrote:Khalid Ali wrote:KingWaslawi wrote:Samaale waxa loo badalay odayaashii reer awdal ayaa cabashada koowaad ee ay qabeen isaga kasoo gudbiyay Samaale.
Laakiin kollay adaygu sidii sii hore maaha.
If that is the case why did he make a Gadabuursi finance minister if Siilaanyo wanted to appease gadabuursi?
That would have been better for him why did he not do that
Khaalid sidaad mooday maaha, odayaashu waxay ka cawdeen Samaale iyo maamulkiisa maaliyadda ee gobolada galbeedka oo ay aad uga soo hor jeedeen qaabka uu wax u waday, cabashooyinka kalena waxay ku sallays-naayeen saami qaybsiga kale ee xukuumadda, laakiin dee maaha u jeedadu nooga qaada wasaaradda maaliyadda oo annaga nasiiya.
Sababtoo ah wasaaradda maaliyaddu iminka saami ayay ku jirtaa oo beesha dhexe oo dhan ayaa u baahan in xilalka laga yareeyo oo beelaha darafyada la siiyo si loo xoojiyo wax wada lahaan-shaha, sidaa daraadeed beesha habaw awal oo kaliya maaha in la bar tilmaansado ooiyada uun maaliyadda laga qaado laakiin waa in beelaha waaweyn siiba HJ iyo HA saamiga laga yareeya oo beelaha darafyada lagu kabaa, Garxajis isagu waa beel weyn saami aad u yarna waa la siiyay markaa isaga in la taabto maaha waayo iminkaabay dulman yihiin. Meesha labada reer ee is xulafaysta ayaa u baahan in la jaffo.
Loool sxb if i was to start a xisbi it would be called miyi iyo magaalo partyMethylamine wrote:Xisbiga Who the fok are youHooBariiska wrote:Somaliland politics is fun. I wana be part of it
can i run as an independent??