COOL-MAN wrote:if you don't want your post deleted. Suufi baan ahay kor udheh. Wa nabad gali.
Anigu markaan somalinet soo gaalo, qoloda suufida iskala saftaa.
Maslaxeyda aya ku jirto

Waar maya sxb. Waxan masaajidada isku qarxinaya ee mashquulka ku ah Muslimiinta dhexdeeda...99% dadkay dilaan waa Muslimiin....ilaah baan kugu dhaarshee markaad aragto apologetic notes maxaad dareentaa?