There is a lot of truth in Glo's writting. People usually do not like to hear or aknowlege the truth.
It was a fact that women were born a liability in so many cultures. There was a time when a girl is born, people use to console the parents and some still do;
1. Gabadhaa khayr badan in lagu curto.
2. Wiilkuna wuu iska iman doonaa.
Or they would say;
1. Heblaayo maxay dhashay? Dee waxeedii.
2. Hebel wuu la guursaday heblaayo markii ay wiil dhali weydey.
Xataa maanta naagaha waaweyn tii wiilal dhashaa waxay aaminsantahay inay somehow ka fiican tahay ta aan gabadh dhalin.
Let us put aside Ayaan Hersi and her likes. It was her choice to leave our religion. Who cares? Yaa dheeertiisa la cadaabayaa? iyada.
Arrinta u bahan in laga doodo waa haweenka dhibka lagu hayo iyadoo loo adeegsanayo dhinaca diinta.
Diinteena miyey tidhi ha la dhibo haweenka? Maya. Infact haddii lagu dhaqi lahaa sida ay tidhi diintu waa raaxaysan lahaayeen in badan.
Bal arag sida ay been uga sheegi jireen ama uga sheegaan haddeer.
1. Bowdo shiikh taabatay, waa shifowdaa. (Wadaad been).
2. Naagta muslimadda ah waa inaan cabasho laga maqal. (been kale).
3. Ninku siduu doono ayuu yeeli karaa. (Been kale).
4. Wax Alla wuxuu yidhaahdo waa inay maqashaa(Been kale).
And so on and so on.
Shaki kuma jiro in dumarka looga faa'iideysto diinta oo si khaldan loo adeegsado.