chelseaforever wrote:^^ I will do everything you want but not the mujahid thing I can't insult my manhood
Lol@ lodoon
I hve garad in the wings either agree or I'm gone
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 3:17 pm
by GAMES
This hat looks really nice AF. Chelsea would know where to get this from.
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 4:14 pm
by YummyMummy
I love Aishah and her gang of xayraan SNetters, Allah idin dhowr
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 4:14 pm
by AbkoowDhiblaawe
Mujahida Aisha. Waan ku salaamay. Secondly i see you. You has been a good replacement to Lilaahiya. Chelsea na waxuu bedelay Twist.
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 4:25 pm
by COOL-MAN
GAMES wrote:LooL what for? Just because he has caman kuus kuus and has 3 kids from his previous marriage doesn't mean anything.
It could always be worse and you could end up with an Über driver Coolman who is estranged from his wife and kids.
Alcoliste keep my family out of this bastaryohow qamriga sarajooga ku caba!
You may have a family of your own and kids to speak of if you stopped drinking beer all the time and writing nonsense on the forum.
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 6:37 pm
by Djiboutian
Chelseaforever xaalkiisa waa :
Waan soo socdaa kow dheh
Waxna waan sidaa labo dheh
Samir yeelo weligaa
Aishaay ha fududaan
Salfudaydku Xaawuu
Jannadii ka saaree
Ruuxaad sugaysoo
Maqan waa la saadshaa
Sahan waa la dhowraa
Ha sahwiyin ha salelin
Sarka-dhaban ha noqonnin
Ha saluugin qaybaha
Qalinbaa saxeexee
Waxaan Saatir kuu qorin
Ha u suul-dhabaalayn
Aan ku warame Chelsealoverow:
Gabadhii ku sidataan
Sabadii Jabuutiyo
Xeebaha sintoodii
Iyadoo nin sare qabo
Subax aan ku kullanoo
Sababtiina caashaqa
Markii aan su'aal idhi
Waxay Aishah leedahay
Wax markii la sugi jiray
Aduunyadii ka socotee
Sadka ugu wanaagsane
Sifaheedu waxu yahay
Samir wuu dhintee koow dheh
Saadaal lama hayee laba dheh
Waxay Aishah kugu tidhi
Ha ii soo socone noqo
Waxaad soo sidana celi
Anigu waan sal fududahay
MujahidAishah wrote:
chelseaforever wrote:Lol@ Aisha adeer warqad aan bixinaayo majidho so kaxayso odaykii Adeerka ahaa .. Ana Oday adeerkay ee jalalaludiin ayaan u yeedhaya jeudi da isku keen keena
Lodoon I refused to accept magaca mujahidad guriga Aniga ka mujahid ah iyado madbakha uun bay mujahidad ka tahay
Iyo sarrirta
but naa dhaaf I will bring Lodoon waa noo jeudi iyo qaadiga
MujahidAishah wrote:Bow!! Warya you are sleeping with the watch man
33:20 is how it's going down in. Hypers court room
Allow dhawr Danakil.
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 6:58 pm
by Bibaaye6828
@ this thread
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 8:27 pm
by MujahidAishah
I see you warsheekh islaanta weli ma daashay if so holla son
Re: I have offically divorced Chelski
Posted: Tue Nov 17, 2015 8:48 pm
by Methylamine
Damn my nigga chelsea forever getting the bac madow, ilaahay ha u sahlo