Walahi I didn't posted her photo that's insane I posted 20 photos and only one was the closest that look like her.Vivacious wrote:Hyper wuu kaa gaaray intaadan ceeboobin KingWaslawi
Then again danbigooda ayaan ka baqay.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Walahi I didn't posted her photo that's insane I posted 20 photos and only one was the closest that look like her.Vivacious wrote:Hyper wuu kaa gaaray intaadan ceeboobin KingWaslawi



Inaader snet dad waalan baa jooga haddaad ku tidhaa waxa jiri jiray nabi la yidhaa Quule qaar badan baa laga yaabaa inay ku rumaystaan.YummyMummy wrote:
Inaadeer waslaawi cid kuu tumta mad waayine aniga sawirada iigu soo tuur marka dambe aad is qarxin rabtid
War hana dambaajinin tiiba tan kale ka daran! MaashaAllah our women are blessed with looks. 


Weekend wife na wey banaantaa la yiri sxb kow dheh. Waa in aan fadhiga ka kacaa before I travelKingWaslawi wrote:COOL-MAN oo maxaad u danbaabaysaa mid yaroo aad dhaxanta ka dugsato iska doono cammuu.
I am a fuley when it comes to going for a second wife be it weekend only or otherwise.

imikaad rabtaa trainka in aad iga tuurtidKingWaslawi wrote:Waar heedhe bal horta weekend ku haba iska danbeeya
danbeeyee, qalanjo yar oo aad ku dhaashato subixii iyo Habeenkii soo hel marka hore, iminka waa la ilbaxoo dumar waaweyn cidi ma danayso, raggii raga ahaa 17 jir iyo 18 jir baa saa la isula dhacayaa.
Cammuu tareenku yuu kaa dhaqaaqin uun.


InaSamaale wrote:Yo wth can you put those photos down. Wallahi one of them is my cousin and she is married with kids. Wth!!'