Page 2 of 3
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 3:28 pm
by KingWaslawi
Vivacious wrote:Hyper wuu kaa gaaray intaadan ceeboobin KingWaslawi

Walahi I didn't posted her photo that's insane I posted 20 photos and only one was the closest that look like her.
Then again danbigooda ayaan ka baqay.
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 4:35 pm
by YummyMummy
Inaadeer waslaawi cid kuu tumta mad waayine aniga sawirada iigu soo tuur marka dambe aad is qarxin rabtid

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 4:38 pm
by COOL-MAN
Wonder why I come always late for the best dramas! Yac
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:01 pm
by KingWaslawi
YummyMummy wrote:
Inaadeer waslaawi cid kuu tumta mad waayine aniga sawirada iigu soo tuur marka dambe aad is qarxin rabtid

Inaader snet dad waalan baa jooga haddaad ku tidhaa waxa jiri jiray nabi la yidhaa Quule qaar badan baa laga yaabaa inay ku rumaystaan.
Anigoo nin ah ayaa sawirkayga soo dhigi waayay halkan markaasay rumaysan yihiin inaan xaaskayga oo naftayda ka Jecelahay halkan soo dhigayo, kaaga darantee xaas inaan leeyay iyo in kale toona xataa makala oga umad waalan iga dheh.
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:09 pm
by COOL-MAN

War hana dambaajinin tiiba tan kale ka daran! MaashaAllah our women are blessed with looks.
Odeeyaal duqoowey ayad caawa dambaajini rabtaa king waslaawiyow.

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:12 pm
by KingWaslawi
COOL-MAN oo maxaad u danbaabaysaa mid yaroo aad dhaxanta ka dugsato iska doono cammuu.

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:21 pm
by waayeel101
warya kingwaslawi,
abtow gacaliye mid ma i samayn karta?
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:30 pm
by KingWaslawi
Waayeel owoow Haa hadday ku yeelayso.
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:32 pm
by COOL-MAN
KingWaslawi wrote:COOL-MAN oo maxaad u danbaabaysaa mid yaroo aad dhaxanta ka dugsato iska doono cammuu.

Weekend wife na wey banaantaa la yiri sxb kow dheh. Waa in aan fadhiga ka kacaa before I travel

I am a fuley when it comes to going for a second wife be it weekend only or otherwise.
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:33 pm
by waayeel101
check your pm!

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:36 pm
by KingWaslawi
Waar heedhe bal horta weekend ku haba iska danbeeya
danbeeyee, qalanjo yar oo aad ku dhaashato subixii iyo Habeenkii soo hel marka hore, iminka waa la ilbaxoo dumar waaweyn cidi ma danayso, raggii raga ahaa 17 jir iyo 18 jir baa saa la isula dhacayaa.
Cammuu tareenku yuu kaa dhaqaaqin uun.
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:46 pm
by COOL-MAN
KingWaslawi wrote:Waar heedhe bal horta weekend ku haba iska danbeeya
danbeeyee, qalanjo yar oo aad ku dhaashato subixii iyo Habeenkii soo hel marka hore, iminka waa la ilbaxoo dumar waaweyn cidi ma danayso, raggii raga ahaa 17 jir iyo 18 jir baa saa la isula dhacayaa.
Cammuu tareenku yuu kaa dhaqaaqin uun.
imikaad rabtaa trainka in aad iga tuurtid
Alla maxuu rag luggooye
Ha kuu macaato sxb

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 5:51 pm
by KingWaslawi
Waar dee bahalka tareenka la yidhaa hadduu dhaqaaqo ticket kiisuna waa saambuusaale laga adimay,

Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 6:14 pm
by InaSamaale
Yo wth can you put those photos down. Wallahi one of them is my cousin and she is married with kids. Wth!!'
Re: Let me give you a hard time!
Posted: Mon Nov 23, 2015 6:17 pm
by COOL-MAN
InaSamaale wrote:Yo wth can you put those photos down. Wallahi one of them is my cousin and she is married with kids. Wth!!'
Ouch!
King, waad maqleysaa. Take them down
