Re: Muuse biixi oo burco tegay hadyad faras ahna lasiiyey
Posted: Fri Jan 15, 2016 2:44 pm
oo faraskan caatada ah ma waxa bixiyay kii bukay ee hadraawi la dhashay ee Hure??? kaas iyo noocisa hadii aan Burco laga qaban weligood hy iyo hj heshiin maayaan.