Sumubaridi wrote:LeJusticier wrote:Sumubaridi wrote:They did him a lot of favors. Being shot at a mosque is the greatest luck anyone can ever get. You died worshiping allah? that is Jannah guanteed.
Yaa kugu yidhi?
Xadith.
"man kana akhiru kalamihi La ilaha illallaha dakhala al janna" (whoevers last words are "La ilaha illallah will enter paradise)
That's xadith Somali sxb. Qof kasta xisaab baa hor taal. Hadaad duni soo gubtay ashahaadu cadaabta kaama celinayso. Qof walba xisaab baa sugaysa ama ashahaado ama haleeli waa.
Ashahaadu qofku waa inuu isku daayaa inuu qabsado, laakiinse grantee ma aha inaad jano howl yaraan ku galay!