Page 2 of 2
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:09 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Vivacious wrote:CigaalSHiiDaaDCFC wrote:Vivacious wrote:Inshallah beri wuu buu ka xumaan doonaa
u wlc abaayadiis

What's wrong with what I said?
And don't start the "my somali is better than yours" crap

actually that was not what i was about to start, it was "soomaaliga reer waqooyi ayaa iska leh" crap
malintii ugu horaysa ee aan kalmada maqlo, mid xamarawi ah ayaa igu yidhi, sxb baabuurkii ayaa iga halaabee nooh i was like

sidee buu babuurku u halaabi karaa

Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:09 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
dp.
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:09 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
TP wth lol.
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:13 pm
by Vivacious
Soomaaliga reer waqooyi ayaa iska leh
Today is "ayaa iska leh" day
We say gaariga wuu halaabay idinkana waxaa dhahdiin xumaaday.
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:39 pm
by Hyperactive
lol@cigaal, let us tease viv. viv some one told me once; weel ba naka halabey anaga!! I was waiting to continue, if they found the lost boy!! and how old the kid was etc.
he meant, a family member became a looser

Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:44 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC

@ weel waar Wiil dheh
Viv, Xamar baan ku daaye soomaaligana Maad igu qabsan

Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:48 pm
by Hyperactive
weel, will are same pronunciation right?
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:54 pm
by Vivacious

hyper wiil iyo weel got two different pronunciations.
Chelsea, af soomaliga ninba dhankiisa uu ka leeyahay

Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 4:55 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Maya xitaa isku macne ma ahan weel waa dishes Wiil waa inanka.
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 5:03 pm
by Hyperactive
so now jokes on me , meyey noqotay, intaad viv gardareyso laha ??

Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 5:11 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ lol, check ur pm thats how you pronounce them.
Re: Alxamdulillaah My Car is Fixed, Thanks for Duca
Posted: Wed Mar 30, 2016 5:14 pm
by Vivacious
Hyperactive wrote:so now jokes on me , meyey noqotay, intaad viv gardareyso laha ??

Nin gardaran ma guuleesto
