Looks like Burao is stepping up. Burao is the industrial city and conservatism




Moderator: Moderators
Bro hangool is dumb as a rock.KingWaslawi wrote:Dhilladii ku xaartay was, when you saw me hating Hargeisa and clans? Kan ma majarafad baa la isaga soo qabtay maba aqaan manta kahorna maan arag. I love Hargeisaand it's people, it's my capital waar kan dhiladu xaartay muxuu ahaa, takale wakigayba isaaq iyo qabiiladooda maba kala qaado kan muxuu ahaa. focking saqajaan.hangool79 wrote:KingWaslawi wrote:Mother of all malls in Somaliland/Somalia - Now being built in Burcocan't wait to shop from this grand mall in shaa allaah.
lol so you are quick to celebrate dusty burco fantasy proclaimed malls in that dying tuulo while you hate on achievements done by HRG clans, only one thing is worse than a qabilist, and that is a closet qabilist like you nacalaa aabahaa iyo cugdaada was fokin pretentious boodhweyne.
KingWaslawi wrote:kaliil wrote:Kingwaslawi qabiiliste maaha.dadka Halkan soo gala kuwa kuwa ugu macquulsan ayuu ka midyahay.haduu magaaladiisa jecelyahay oo xayaysiinayo maxaa loogu diidayaa.
Salaam alaikum inaader Kaliil, waar qofkan iga wala manta kahorba ma arag, isna qabiilayste ayuu igu sheegayaa, 7 years Ayaan somalinet member ka ahaa waligay qabiil iyo qabyaalad toona la iguma arag, wax aan ka necebahayba ma jirto. walahi wuxuu u jeedaba inaan fahmayn markii hore, HRG maxay ahayd baan lahaa.
Kaliil Inaadeer waa runtaa waligay ma caayin qabiil iskaba daa inaan qabiil caayee xataa haddii qabiilhayga la caayo waan qoslaa umana jawaabo. Inaadeer wax aan ka faaidayo ayaaban garanatbba qabiil aan caayo qabiil walba dad wacan iyo mid xunva way leeyihiin inaad qabiil dhab qof iyo laba maangaaba u caydaana waa wax laga wacan yahay, shakhaiyana qof aan wanaag-sanayn karaamadaada looma lumiyo.kaliil wrote:KingWaslawi wrote:kaliil wrote:Kingwaslawi qabiiliste maaha.dadka Halkan soo gala kuwa kuwa ugu macquulsan ayuu ka midyahay.haduu magaaladiisa jecelyahay oo xayaysiinayo maxaa loogu diidayaa.
Salaam alaikum inaader Kaliil, waar qofkan iga wala manta kahorba ma arag, isna qabiilayste ayuu igu sheegayaa, 7 years Ayaan somalinet member ka ahaa waligay qabiil iyo qabyaalad toona la iguma arag, wax aan ka necebahayba ma jirto. walahi wuxuu u jeedaba inaan fahmayn markii hore, HRG maxay ahayd baan lahaa.
Wcs inader. Niyow waxan u malaynayaa hangool qof kale ayuu kugu khaldayaa.anigu runtii weli kumaan arag adigoo reeero caayaya ilaa 2003 somalinet waan soo gelayayna.xiitaa beryihii hy iyo hj meesha isku caayi jireen adigoo caytamaya kumaan arag.
garad13 wrote:Mashallah Burco![]()
Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah