theyuusuf143 wrote:Lool gaalku kulahaa mabaan moodayn inuu ninku Somali ahaa, ee jaraa, id baan ka akhriyey siday Somalidu ugu xuntahay addeeciga qaynuunka dawliga ah. Markaas baan just hogo-tusaalayn ahaan usoo qaatay waxan jaraa, idka ka akhriyey oo weli madaxayga ka guuxayey xilligaaan ninkan jawaabta usoo dirayey. Kkkkk
Neefku tolaw ma caruur buu sheekaynayaa.
