Page 2 of 3

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:11 pm
by kambuli
Cawar,
Waxoogaaga ay ka yarehe midab furan tahay miyaad aragtay?

I just feel like I want to hug them. Haddaan gacanta la gaadho, horta duufka ayaan ka masaxi lahaa Smile Laakiin ma dareentay inayna gaajo ka muuqan. Only dayac kale.

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:12 pm
by LionHeart-112
Ina Baxar...hadeey ahaan lahaayeen ciyaal cad-cad waxaad dhihi laheed weey qurxan yihiin./....ninyahoow maaa racist ugu tahay agaisnt your own people?? Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:13 pm
by Cawar
"Cawar,
Waxoogaaga ay ka yarehe midab furan tahay miyaad aragtay?"

Kambuli

Maya abaay ee xijaabka aan ku raacay, inkastoo midab furnaanta ay xumeen.

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:15 pm
by kambuli
Ina Baxar, Quote"Kambuli , anigu wax beautiful ah meesha kuma arkee , waxa ka hadlisinayaan ogahee , gormaan ku idhi igu soo xidho"

Imisa jeer ayaan ku idhi "Aniga far waaweyn baa wax la iigu qoraa" Laughing

Walaahay inaanan midh ka garan waxan aad qortey aan ka ahayn inayna caruurtu qurxooneyn Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:15 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="Ina Baxar"]Kambuli , anigu wax beautiful ah meesha kuma arkee , waxa ka hadlisinayaan ogahee , gormaan ku idhi igu soo xidho . Laughing[/quote]

Lol@ igu soo xidho...

Walaahi rageediibaad tahay . Goormaa kalmadaa iigu dambaysay.

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:16 pm
by Ina Baxar
War anigu cidna racist kuma ihi , adigusee aqli banaad lahaynoo , hadaad wax kala fahmayso waxaad garan lahayd inaan ka wado , marnaba kuwaan anigu Kambuli uu dhiibto inaaney qurux ku gaadhi karin Wink

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:17 pm
by LionHeart-112
Ina Baxar...walaal markaad aniga ila hadleeyso af-somaligaaga 10 degrees hoos u dhig. It's too big for me. Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:30 pm
by Ina Baxar
Lionheart , war niyow adiga waa in lagu geeya waraabey {mise waraabaley bay ahayd Laughing }. War niman duula ayaanu nahay , xageed inoo istaajinaysa. Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:32 pm
by LionHeart-112
walahi i can't wait till i meet my dad's peoples. They live in Waraabeeyee outside burco. i hear they are very strict wadaads and talented nomads. Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:34 pm
by Ina Baxar
Insha Allah , markaad ka soo noqoto , anagaad ina baridoonta af somaligii naxwiga aha. Take good notes while you're there Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:38 pm
by LionHeart-112
I will. I will follow them around with my tape recorder and notes lik a journalist..

when they are "raacing" ari, i will take notes,

when they are "dhaaming" biyo, i will take notes

when they are "fu.cking" i will take notes.

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:43 pm
by Ina Baxar
Naw , lionheart war reer barigu markey xita xoolohogu is fuulayan , ku ma ogola inaad eegto , waa ba see wax kale Laughing

Posted: Wed Nov 23, 2005 4:56 pm
by IRONm@N

Posted: Wed Nov 23, 2005 5:00 pm
by LionHeart-112
^^those kids need braces.

Posted: Wed Nov 23, 2005 5:00 pm
by kambuli
Good pictures Smile