Page 2 of 2

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Wed Oct 18, 2017 11:31 pm
by Maroodijex
[quote=xiimaaya post_id=4842446 time=1508333156 user_id=167667]
Habr yonis waay dulmantahy.. maxay galabsatay oo hadh iyo jeer isaaq kale isku tagaaa? As neighbors all I hear is habr yonis complaining of injustice.
[/quote]

Ficil gaar ah iyo dabeecado gaar ah aya lagu yaqaan qofka dulman ama daciifka ah.

Mid aan ku xasuusiyo, hadii aad maanta qof aad dhibtid, ma laga yaaba inaad 10 sano ka bacdi aad xasuusatid dhibta aad qofka u gaysatay? Jawaabtu waa maya. Laakin qofka aad dhibta u gaysatay ama nabar ayu yeelanaya ama maskaxiyan ayu si kale noqonaya, ilaa inta u ka dhimanaayo waa ku xasuusnaanaya. Beesha Garxajis waxay dhib u gaysatay waxba kama xasuusato, laakin sida kuu cad beelaha kale waa wax ay ab ka ab caruurtooda ugu sheekeeyaan sida abtirsiga loo baro.

Video dhagayso, wuxu suldaankoodu ku dardaarmaya, waar ab ka ab caruurta u sheega oo ku barbaariya. Waa wixii afkooda ka soo baxay.

Garxajis tariikh hore iyo mid dhawaydba (SNM) hadii dib loo raaco, hormoodka beelaha reer Sheekh Isaxaaq ayay waligoodba ahaayeen.

Beesha Habarjeclo waligeed meel Isaaq ku shiray madax loogama dhigin aan ka horayn 1986kii Siilaanyo la doortay. Mar walba waxa xoog kaga qaadi jiray Garxajis.

Isku wada gee, Habar Awal iyo Habar Jeclo taariikhdoodu waxay 1,2,3 bilaabantay waa 1950kii iyo wixii ka danbeeyay. Intii ka horeysay waa Garxajis iyo baabah..

Kalka labada beeloow waxa ku kalifay inay xulufo noqdaan waa iska caday. Mid koodna kalidii ma hor joogsan karo Garxajis.

Waliba aan kuugu daro, Habar Awal iyo Habar Jeclo ma hor joogsan karaan Garxajis, waa inay dhamaan Reer Sheekh Isaxaaq xulufo ka dhigtaan.

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Wed Oct 18, 2017 11:33 pm
by Maroodijex
Mid aan kuugu daro, Beelaha Ciidagale iyo Habaryoonis walaahi aanay habeen kali ah ku seexan mu'aamarad u dhig yaryarka kale.

Dee anaga xil gaar ah ayaa na saaran, Isaaqa kale waa caruurtii aan waligood soo barbaar aan lahayn. Ma waalid caruurtii mu'aamarad udhiga aya aaragtay?

Laakin imika waa is badashay arinkii. Waxaad filataa waa is badal wayn oo ku yimaada dhamaan goboladda beeshu degto.

Duqsigii caanaha ku dabaal bartay, fuudka ayu ku gubtaa.

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 12:30 am
by abodu
HJ is United. HA is United.

F is wrong with Garxajis?

Garxajis need to unite. The sooner the better.

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 12:33 am
by Khalid Ali
maroodijeeex buufiska iska da walaal muamarad cidna garxajis uma dhigto garxajis is botb brothers with hj and ha. but the only difference is the other2 clans very flexible to make alliance with other clans. from 1993 habar awal had alliance with samaroon. during rayaake habar awal was in alliance with hj.. since 2010 habar awal created strong aliances with hj. and its been working. mida xigta people ay kulmiye is 2 clan party or 3. how about wadani one clan party.

lets even say hj and ha and maxammad case and habar carfaan are kulmiye

2 isaaq subclans and 2 samaroin sub clans

its still more then wadani

its not only political its also business wise an alliance
ina aw siciid and dahabshilk own to gether sompower the largest electricty company in sl habar jeclo elders once came to habar awal and said ma siyaasaa uun bayny heshiis ku nahay mana ganacsigab heshiis ku ahayn.

so there is no boogeyman dadku wey kala alliance fiicanyihin

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 1:14 am
by AlpArsalan
abodu wrote: Thu Oct 19, 2017 12:30 am HJ is United. HA is United.

F is wrong with Garxajis?

Garxajis need to unite. The sooner the better.
HA is definently not united don't let these guys fool you.

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 2:37 am
by Khalid Ali
habarawal is the most united clan from sultan to politicians and bussiness people even sh adan siiro is on board.

from berbera to wajaale to harta sheikha the nation is united

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 3:36 am
by kaliil
Khalid Ali wrote: Thu Oct 19, 2017 2:37 am habarawal is the most united clan from sultan to politicians and bussiness people even sh adan siiro is on board.

from berbera to wajaale to harta sheikha the nation is united
Ha sawkuwa hada wadani ka buuxa uurcade,xamarji,abiib diiriye time cad, ismaaciil yare iyo Qaar kale oo badan ayaa ku jira.xildhibaanadii gebiley badankoodu wadani bay kusoo biireen shalayna makaahiil baa kusoo biiray oo sacad muusaha kale caayayeen oo sacad muuse ma tihidiin ku lahaydeen.

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 4:59 am
by Khalid Ali
wa dad wadda cadheysan kulmiye ahaan jiray ma ku tiriyaa . abiib timacade wu ka xanaaqay muse told him reer xareed ma matashid and that took him to wadani
xamarji is makahil wuxu la cadheysanyahay bariiski ula xaday xirsi. ismaciil faqash has an obsession with muse bixii because kabaha muse ma gaadhayo. ismaciil yarw oo siilaanyo wax ka sheegeya ma aragtay ana kulmiye the past 7 years no the day moses became kulmiye leader. ayuu tandrum tuuray. maxammad bixi yoonis is very angry also former kulmiye no reer shirdoon backs him. he is purely angry with muse becauze muse took him out of kulmiye.

today subeeriyada is the most united. more united then ever

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 5:21 am
by MujahidAishah
Khalid the sacad muse crew in wadani have a problem with muse fine.. what’s nacnac’s beef?

Ruunta hada la sheego hy is the most united tribe in Somaliland kii yara ila kii weyna waa wadani.. ila kuwan dhalay waa wadani
all other tribes are split between wadani and kulmiye apart from cidagalle who are split into three

Ps makahill and bah gabo jumped ship yesterday

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Thu Oct 19, 2017 6:05 am
by Khalid Ali
aisha i am in hargeysa now

arabka i dont know maybe its abduqadir jirde

here in hargeysa sunday there will be a party for the makahil who will say they are kulmiye af iyo adin when they gathered the makahil in guleed it was a few abokor makahil.people. the majority makahil are kulmiye oo cadare kow yahay wasiirka

all the sacad muse in wadani wa dad muuse soo ciilay all of them except xamarji

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Mon Oct 23, 2017 3:38 am
by kaliil
Khalid ninkii professor axmed xuseen ciise wadani ayuu ku biiray baa la leeyahaye warkaa maxaa ka jira

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Mon Oct 23, 2017 6:12 am
by Khalid Ali
i have not heard about it but it could be true bal qoladi reer shirdoon baan so yara waraysan maanta i will let u know

Re: Shirkii Burco dhamaan halkan ka dhagayso... Beesha Garxajis jawaab ayaa laga sugayaa Doorashada ka dib...

Posted: Mon Oct 23, 2017 7:28 am
by AlpArsalan
Khalid is on overdrive :pac:

The coward war criminal Muuse Bixii will only get votes from small minorities in Gabiley like his cousins the bah gob and groups like the Akisho kkkkkkk .Wajaale,Gabiley iyo Arabsiyo are not necessarily anti-kulmiye but they are anti-Muuse Bixii