Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32732
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote: Thu Oct 19, 2017 7:09 am [quote="Khalid Ali" post_id=4842662

wixi hargeysa lugu cuno is for hargeysa. hargeysa had never a president from hargeysa 3 presidents from burco cigaal tuur and siilaanyo one from boraama
marka madaxtooyada ha inaga fogeyn inadeer
Madaxweyne walba idinka uun baa hargeysa wax ku cuna.dawladan siilaanyo sacad muuse uun baa dhuuqa uun iyo dhawr nin oo hj ah.habar jeclo waa magac u yaal uun oo madax baad tihiin baa lagu yidhaahdaa laakiin idinkay tuumbooyin idiinku xidhanyihiin oo dawlada dhuuqa.mashaariicda dawladu bixiso 80% sacad muuse ayaa la siiyaa inta kalena kalena hj ardayda scholarship la siiyo 90% waa sacad muuse intaa waxa ka badane aad rabtaan waa maxay? Ilaa dawladii cigaal lagasoo bilaabo idinkaa dhuuqayay
[/quote]





haday hargeysa sacad muse wax ku cunaan maxa u diidayaha beelaha kale eeh reer hargeysa sacad muse iskooda bay u shaqeystaan badana. whethee its in jabuuti jigjiga or hargeysa

madaxweyne sacad muse ma so marin sl. so how can we be blamed

ama.mala waxad leedahay hargeysanu u badanay
taasina wa baab kale.
laakin caasimada sl cid walba wanu ku so dhaweyna more people more money and economy

magaaladu woqoyi bay u socotta controlka wala si fogeeyeary


people should aks themselves why do hj want to ally themselves with sacad muse and not with another qabiil

adigu is weydi
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32732
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Post by Khalid Ali »

Maroodijex wrote: Thu Oct 19, 2017 7:08 am
Khalid Ali wrote: Thu Oct 19, 2017 6:51 am war maroodijeex ileen ciiidagale baad tahay

isxaaq baan ku hayste all along
maroodijeex inaderr mar somaliland baad wax la doonaysa oo si somaliland ahaan baad uga hadlaysa marna waxad leedahay garxajis baan wax la dooonaya

it makes no sense cadaani said make alliance with some muse abokor to create a wider alliance u said uma bahna
hal.cod iyo hal qof wu jira sl na wa beelo.. the beelo will some how vote as blocks but there are indvidiuals 2

adigu maxaad rabta kulmiyr maxaad ku diidaysa

bal ino sheeg


as a ciidagalle u have to think a hargeysaawi president

wixi hargeysa lugu cuno is for hargeysa. hargeysa had never a president from hargeysa 3 presidents from burco cigaal tuur and siilaanyo one from boraama
marka madaxtooyada ha inaga fogeyn inadeer
Khalid,
Cammoo sidaan qoraalkayga hore ku sheegay, Jeegaantu xisaabteeda waa isu gaysatay. Meeshana waxa looga dan leeyahay Garxajis ka ilaaliya madaxwayne inu dalka ka noqdo.

Dealka Habar Awal iyo Habarjeclo galeen waa marba mid Madaxwayne ha isu badalo,

Sxb, arinkaa isaga ah, waa Declaration of War.

Somaliland aan kuu sheego waxay ku dhisnayd waa wax wada lahaansho. Maadaama Wax wada lahaansho meesha ka baxday, waxa kali ah ee lagu badbaadin karaa maanta waa.

1. Jeegaanta oo hor timaada Garxajis oo new deal, marna Jeegaanta Madaxwayne noqoto, Marna Garxaji Madaxwayne noqdo.

2. In Somaliland lagu kala dhaqaajiyo.

Karis xun iyadaa ku wax la.


not really there is no garxajis common agenda
faisal ba 17 years sharaxna garxajis wax weydiye ma jirto hy ina rayaale babay codka siiyeen

ta habar awal iyo habarjeclo its not inay ka ilaaliyaa garxajis kursiga garxajis had the chance to make alliance with either habar awal or hj but they decided not to

first of all jeeganta is an alliance
majirto mar ba qolo its all about in sl how much money u have and how many alliances u have
ina rayaale won with this alliance
ciise muse some sacad muse all samaroon all hy
next election siilaanyo won all habar awal all hj some hy arab and maxanmad case

there is no conspiracy against garxajis

garxajis politicians are just not good politicians

we want garxajis inay kubbada dhulka dhigto
and bring a credible leader and get rid of this old baggage in wadani
then anaga codka siinayna oo walahi

i cant believe garxajis oo dhan ba isu tegey and brought ciiro forward as their cabdidate
ma u malaynaysa ciiro inu xalaadan adag inaga saari karo with mogadishu burning ileey being problem
the faqash back in power in xamar.
User avatar
AlpArsalan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 377
Joined: Sun Sep 24, 2017 11:15 pm

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Post by AlpArsalan »

skywalker25 wrote: Thu Oct 19, 2017 6:55 am
Maroodijex wrote: Thu Oct 19, 2017 6:33 am Hadaan kooyaa. Caadani horta barasho wanaagsan.

Mida xigta, mid aan kuugu daro, Habarjeclo waa harag sakaaro, harag sakaarona ku wada fadhiiso mooye, wadaag malaha. Taasi waa mid.

Mida kale, siyaasadda munaafaqadda ah, hadii aan horta Ciidagale nahay waa ka xaragoon jirnay. Waa arin aad u hoosaysa in xulufo jufooyin loo samaysto. Meel sare ayaan ka fakaraynay oo ah hal qof iyo hal cod, iyo in lagu tartamo karti iyo wax qabad.

Inta aan halkaa ka fakaraayay oon islahaa dadkan waxmagarata ah caqliga ayaa u siyaadi oo dadkan waxa kali ah ee kala badbaadin karaa waa ayagoo Qabyaaladda foosha xun ka waynaada... 2017 ayaa timid. Anigu kolay shakhsi hadaan ahay maanta ayaa waxa ii cadaatay in rajo oolin meesha.

There is no hope.

Kolka sidaa tahay, anigu inta aan saamayn ku yeelan karo dadka aan dhiiga wadagnahay, kuwa wali aaminsan fikirkaa, waxaan maanta laga bilaabo damcay oo go'aan ka gaadho arinkaa isaga ah.

Beesha Garxajis kama aha in ay powerless tahay... waa ka dulqaad badan iyo lexo jeclo badan oo dalkan Somali-land u haysay.

Status-quo sii socon mayso. hadii aad xisaab yar oo raqiisa aad isu gaysateen, anaguna xisaabtayadda waa isku dhufanayna.

Waxaan qabaa laba arin mid kood ayay iskugu soo biyo shubanaysa.

1. In Isaaq dib isugu noqdo oo ama jeegaan noogu yimaada ama hal hal noogu yimaada, oo new deal lagu wada socon karo aan ku heshiino.
2. In meesha lagu kala tago.

Hadii 1.kaaad noqoto, axsan wadaacan, danta guud ee ina wada saamaysa waa ka wada shaqayn karna, maamulka dalkana waa la wadaagi karaa.

Option 2#. Ma noqon doono sidii 1994. This time, Beesha Garxajis has many options. Arin si fiican looga baaran dagay, oo qorshe iyo wata siyaasaddeedi ayaan idinla iman doona. Waliba aan cidna looga haybaysan doonin.

It's a shame this sort of fight was absent when the Cagdheer Ileey killed 100 HY.

Empty barrel makes the most noise
Gx are the big bad wolf around Isaaqs only it seems
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Golaha Dhexe we Xisbiga Wadani

Post by xiimaaya »

Habr yonis will not win. Habraha kale oo dhaan are united against you once again.



Its time to come back into the fold of islam and come back to somaliwayne.. ka soo baxa gaalo kalkaal kaas . :som: :som:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”