Page 2 of 5
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 8:30 pm
by KingWaslawi
kanadiid90 wrote: Thu Dec 21, 2017 8:21 pm
KingWaslawi wrote: Thu Dec 21, 2017 7:51 pm
kanadiid90 wrote: Thu Dec 21, 2017 7:41 pm
You seem to be butthurt, he didnt include your beloved rer banin in his government?
Wtf i don't care about qabiil, weligay qabiilkayga anoo u doodaya maad arag, oo leh xilkaas bay hayaan, ama maxay xilkaa u heli waayeen. Waar odayga la taliya, wax badso wax beel bay leedahay.
Lol lets not kid ourselves sxb latley you been talkin shit galbeedians ( frankly its fine by me) and raised the bari card due to the injustice of new muuse gov but why now? Its the same old silanyo system hes following Sm&Hj having the biggest share. So now only did you remember you follow bari ppl now when rer banin has no share in the government cuz you werent sayin much during silanyo time.
Are you sure I wasn't saying much durig Silanyo, I was always against injustice and i have made many topics, Silanyo runtaan u sheegi jiray, waligay qabyaalad kuma taageerin, you can find all my threads here in this forum. Waligay anigoo qabiil ka hadlaya, waliba taageeraya may dhicin, Silanyo iyo aniga isku qabiil uun baanu nahee, waligay kuma taagreerin qabyaalad, laakiin wax kastoo xaq sarro ah mar walba waan sheegi jiray.
Intii ogi way garanaysaa.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 8:35 pm
by KingWaslawi
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 8:21 pm
Kingwaslawi Kkkkk huunada waad baratay.liiska taliyeyaasha ciidamada Masoo heli kartaa?ka mustafe Martin la yidhaahdo ayaa maalin sheegayey inay 26ka taliye ciidamada u sareeya 23 habar awal yihiin.26ka anaga 2 ayaa nagaga jiray labadiina shaqada ayaa laga fadhiisiyay maalmihii doorashadu dhacaysay
taliyayaasha ciidamada aa, waar miyaad waalatay ma 26 ayaa 23 ka mid ah huuno tahay, waar ilaahay miyaaq ka baqayn wallay iga tahay inaan ciidamadaba wax kala socon, kolay waxaan ogaa uun in hubkii ugu badnaa ee ciidanku bari yaalo. waxaan kaloo ogaa in askarta ugu badan reer bari tahay.
Haddaa loo yaabaa, walaahi imtixaan culus baa huunada horyaala.

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 8:43 pm
by KingWaslawi
X.Playa wrote: Thu Dec 21, 2017 8:29 pm
waa war fiican haday durba cadaysteen. soo daayaa weliba waxa hadhay 60 agaasime iyo ku xigeen iyo balaayo, haysku taxaan. ka dibna ciday caano ka qubanayso haka qubato.
anigu kuwaas lamaan yaabin kuwaas weligayba waan aqaanay reer ma Hooreeye ma Hanbeeye, dagaalna kuma horeeyaan hadii cadow layska dhinicnayo, tolna haday maalin maamulaan waxba uma habeeyaan. waxan se la yaabay reer ciidagale laws oo xanjo yar la siiyay oo dharagayba oo taagan allxamadu lilaa .

waar nimanku damiir xumaa oo han yaraa ciise muuse oo nafar ah ayhaaba 2 wasiir maraya.
Hoggaamintu maaha wax la iska yeel yeeli karo, aqoon fog ayay u baahan tahay, waase lagu sii kala wacan yahay, bal ninkan laba wiig in ka yar mucaaridkii ugu badnaa isku sameeyay eeg, oo badankoodu xisbigii kulmiye yahay. Iminka isu habar wacan toontaa waad arki.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 9:20 pm
by X.Playa
KingWaslawi wrote: Thu Dec 21, 2017 8:43 pm

Isagu nin xun maaha , ee qaar tolkii ah oo af cas iyo qaar hj ah oo tuuga ah baa leh ku soco ku soco. Bal imika eeg islaanta Ben Dover , wuxu is leeyay h.y baad ximinaysaa ee dhe waxaas waa sax, dalkana ka waran kumanaan baa noociisa ah.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 9:29 pm
by kaliil
Kingwaslawi dawladii siyaad barre waxaynu kula dagaalanay cadaalad darro aynu ka tirsanaynay imikana inagaa is dulminayna.wax walba oo cadaalad darro ku dhisani masii jiraane mar uun bay dumaan.anigu ma rabo waxaanaan xaq u lahayn laakiin waxan rabaa inaanu anaguna xaqayaga helno reeraha kalena xaqooda hesho.deegaanada bariga 2017 haraaad iyo gaajo ayaa loogu dhintaa,caafimaad male oo wado male.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 9:48 pm
by X.Playa
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 9:29 pm
Kingwaslawi dawladii siyaad barre waxaynu kula dagaalanay cadaalad darro aynu ka tirsanaynay imikana inagaa is dulminayna.wax walba oo cadaalad darro ku dhisani masii jiraane mar uun bay dumaan.anigu ma rabo waxaanaan xaq u lahayn laakiin waxan rabaa inaanu anaguna xaqayaga helno reeraha kalena xaqooda hesho.deegaanada bariga 2017 haraaad iyo gaajo ayaa loogu dhintaa,caafimaad male oo wado male.
Taas kaa diiday. Daacad ma tihid. Waxad , ahayd
kooxdii Riyaale iyo Cawl u niikin jiray adoo waxba ku haysan dawladii Riyaale ee faqash. Waxad ku raacsanayd oo kaliya " ku jig sii reer hebel " imikana oohintaadu waa limo yaxaas.
Adiga, Siciid, MJ, Yawle all waxad happy ku ahaydeen Riyaale oo faqash ah iyo dhowr faqash oo isaaq ah inay dalka iyo masaakiinta boobaan.
Ninyow maruun xishood waa lay qalday xataa kaama hayno. Ugu yaraan kuwii kula jiibin jiray way wada cararareen oo way xishoodeen. Adigu se indho adkidaa?
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Thu Dec 21, 2017 11:48 pm
by xiimaaya
Wasirka madaxdhiibta is also part time comfort woman .
She will make sure he gets massage at oval office.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 12:21 am
by JSL3000
Congrats to edo khadra haji gaydh she made the family proud a true boss.
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 1:52 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
Congrats to edo khadra .. I heard she is muuse' right hand

allaybaday is gonna

real good

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 4:06 am
by MujahidAishah
CigaalSHiiDaaDCFC wrote: Fri Dec 22, 2017 1:52 am
Congrats to edo khadra .. I heard she is muuse' right hand

allaybaday is gonna

real good
Tii afkaweyneed fadumo saciid is probably crying her eyes out..

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 4:29 am
by MujahidAishah
kaliil wrote: Thu Dec 21, 2017 6:56 pm
MujahidAishah wrote: Thu Dec 21, 2017 6:48 pm
Ina xaji gaydh
First female mayor now first female wasiirka madaxtooyada hambalyo to her and Chelsea
Aabo muse came thru for us
Awoowo has something else to cry about in ceerigabo not only have sacad muse have more ministers but now a sacad muse female out ranks most if not all the men in muse cabinet
Aisha mubarak taani ma taqaanaa?ninkaa waa laga qayliyay oo waa xirsi cusub.qof isagu ogolayni muuse ma arko fariintuna ma gaadho.ilaa ragii muuse u ololaynayay ayaa ninkaa ka qayliyay.
Kalil muse doesn’t gaf about anyone.. waa nin isku kalsoon.. muse has to satisfy the clans that backed him dee hj + ha.. same way silaanyo planted hj in places they never existed like borama lowyacado and wajaale macal hargeysa.. when you know HJ has a councillor in hargeysa shit is fucked marka watch out for sacad muse in bari burco ceerigabo laasanod..
We taking over it’s time for the great galbeed expansion

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 5:11 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
Aisha it's sacad muuse time

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 8:28 am
by Ben Dover
Its so funny seeing the continued calaacal and baroor of the fat bastards on here that were threatening war in Somaliland. Look at them now, super bitter, f-king cuqdad ridden cunts dont know what to do, they are not willing to fight themselves and Somalilanders back home refuse to fight on their behalf.
They are stuck
The Ayatollah will rule for at least 3 terms, ku seexda oo kusoo toosa

Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 9:08 am
by Khalid Ali
Muse wants to unite the country.
La X iisaabtamaha Muse in 6 months time.
Haka degdeginana xaajiga
Re: Muuse Biixi, appointed two more new ministers from his HA clan - ehem
Posted: Fri Dec 22, 2017 12:01 pm
by X.Playa
Khalid Ali wrote: Fri Dec 22, 2017 9:08 am
Muse wants to unite the country.
La X iisaabtamaha Muse in 6 months time.
Haka degdeginana xaajiga
What does 6 months of waiting has to do with allotting 65% of his governments to his habar awal and HJ lackies?