SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Fri Nov 09, 2018 3:34 pm Dharkayngeeyo iyo saaxdheer xuduuda ayay ku yaalaan sida magaalooyinka kale xuduuda ayay labada dhinacba xigaan. ciidamada liyuu polis xuduuda way kasoo gudbeen oo dadka dhinaca somaliland degen mucaawino ayay siinayaan amnigana way ilaalinayaan.waa run labada reer colaadoodu wakhti dheer bay soo jiitamatsay oo isku noqnoqdeen laakiin tan u danbaysay xasuuq qorshaysan oo jeegaantu soo amartay bui ahaa.bahararsame ayaa hub culus oo tikniko ah lagu hubeeyey qayaadna ciidan beeleedkoodii meesha waa laga qaaday oo waxa la geeyey adhicadeeye.markii la hubsaday ina bahararsame si fiican loo hubeeyay qayaadna ciidankoodii la fogeeyay ayaa bahararsame la fasaxay oo maatidii meesHa joogtay xasuuqeen.xasuuqa kadib maamulka jeegaanta cid ka socotaa ma tegin oo farxad iyo damaashaad bay ku jireen.20 maalmood kadib markii salaadiinta daarood yimaadeen ayuu ina kaahin oo ordaya oo shirka nabadaynta carqaladee is leh Laascaanood yimi.ina kaahin waxa loo sheegay shirka nabadaynta cid daarood ahayni inaanay iman karin isagana Laascaanood hasoo dhaafin baa lagu yidhi
Keleb aamus miyaanan kugu odhan Mar hore. maxaa adiga kaa galay xitaa Hadiii laangaabyada qayaad hawadooda la kiciyo ma hooyada baa qayaada. Waxad tahay nooca aan kacsan ilaa naagtiisa lagu hor waxeeyo. Markad maqasho somaliland baa lasoo galay baad excited noqota. Intaas oo sano baanu halkan kugu bahdilaynay maalin kasta maba digagixtid. Mods ka xooga kula saayiray ee karbaash kuuma hadhin yaa ibnu zinna.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by AwRastaale »

Liyu is on their side of the border and SL delivered its own aid on its side of the border.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by Khalid Ali »

Kalill is always a naysayer he believes in conspiracy theories all ways. Wa natural mucaraad.even if Somaliland govt does the greatest thing and showers the country with sadaqo. he believes sl is iskudiring qurjiile subclans. These 2 clans almost are fighting 2 decades. Colaad sojireenakadhexeysa. It's a very deep dadkanu wa dad aad u reerniyana ah. Ugaadhyahan siyaad . Iyo qayaad iyo bahararsame isku sidaada iyo isk qolo iyo garaad toonamaha. I think kalil the only govt he ever liked was dowladi inarayaale.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by AwRastaale »

Kalil is still bitter about the elections. He is one of those people who fall for the 'tolayeey'.

And he falls in the worst forms.

Using faqash like Dhulos to score on Kulmiye/Bihi/ina Kahin is uncalled for.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

AwRastaale wrote: Fri Nov 09, 2018 7:38 pm Kalil is still bitter about the elections. He is one of those people who fall for the 'tolayeey'.

And he falls in the worst forms.

Using faqash like Dhulos to score on Kulmiye/Bihi/ina Kahin is uncalled for.
Sxb waan ka xumahay antennka ayaa kaa dansan oo waxyaabo badan oo anigu ogahay ayaanad ogayn.dalkii somaliland la odhan jiray mafia jeegaan la yidhaahdo ayaa afduubtay weliba ka u danbeeyay sanad keliya ayuu dalkii ku burburiyay.kornaylada iyo taageerayaasha jeegaantu waa cadow waxaaduna waa isir nacayb.reerahooda mooyaane cid kale nolol iyo horumar uma ogola.alxamdulillah dad badan oo sidaada dansanaa ayaa hada wax fahmay markaa cadowga somaliland/somaliyeed dadka waa laga qabanayaa.daarood iyo somalida kaleba waa gob e kuwan gunta ah e ciilan ayaa ka xun.

abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by abodu »

X.Playa wrote: Fri Nov 09, 2018 2:49 pm
abodu wrote: Fri Nov 09, 2018 2:41 pm Liyyu bolis iyo hubkoodi inside jsl. Mujaahid handaraab fashiluu
Madhibaan horta soo baro meeshay ku taal Dharkayn Genyo, kolay aabahaa baa samaayaha ka doonan jiree waydii.
Jaariyada jeegaantay iyo oromada habar magaadiw orod theyusuf iyo khalid futada u dhaq.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 1:43 am
somaliland wikileaks waxa leh mid Dhulbahnate ah oo facebook ka beenta iyo nacaybka isaaq ka afuufa. Ma kuwaas baad dhagaysataa? waar ilay doqoni waa doqon uun.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 1:34 am
AwRastaale wrote: Fri Nov 09, 2018 7:38 pm Kalil is still bitter about the elections. He is one of those people who fall for the 'tolayeey'.

And he falls in the worst forms.

Using faqash like Dhulos to score on Kulmiye/Bihi/ina Kahin is uncalled for.
Sxb waan ka xumahay antennka ayaa kaa dansan oo waxyaabo badan oo anigu ogahay ayaanad ogayn.dalkii somaliland la odhan jiray mafia jeegaan la yidhaahdo ayaa afduubtay weliba ka u danbeeyay sanad keliya ayuu dalkii ku burburiyay.kornaylada iyo taageerayaasha jeegaantu waa cadow waxaaduna waa isir nacayb.reerahooda mooyaane cid kale nolol iyo horumar uma ogola.alxamdulillah dad badan oo sidaada dansanaa ayaa hada wax fahmay markaa cadowga somaliland/somaliyeed dadka waa laga qabanayaa.daarood iyo somalida kaleba waa gob e kuwan gunta ah e ciilan ayaa ka xun.

Adeerkaa Riyaale ee hooyadaa Cawil dumaalay nagu salaan . noocaaga waanu naqaan waa kuwii Riyaale naaga la qabo u keeni jiray .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

X.Playa wrote: Sat Nov 10, 2018 11:18 am
kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 1:43 am
somaliland wikileaks waxa leh mid Dhulbahnate ah oo facebook ka beenta iyo nacaybka isaaq ka afuufa. Ma kuwaas baad dhagaysataa? waar ilay doqoni waa doqon uun.

Niyow adigu warmoog baad tahay oo waxa dalkii ka jira ma ogid.anigu dad badan baan ku xidhanay oo degmo walba maalin kasta waa laygasoo waramaa.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 12:07 pm
X.Playa wrote: Sat Nov 10, 2018 11:18 am
kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 1:43 am
somaliland wikileaks waxa leh mid Dhulbahnate ah oo facebook ka beenta iyo nacaybka isaaq ka afuufa. Ma kuwaas baad dhagaysataa? waar ilay doqoni waa doqon uun.

Niyow adigu warmoog baad tahay oo waxa dalkii ka jira ma ogid.anigu dad badan baan ku xidhanay oo degmo walba maalin kasta waa laygasoo waramaa.

kuwa kuu waramaa ma malaaiig baa , saw ma aha uun 4 qaad wale iyo 4 qabyaaladu madax martay? maxaad uga dhigaysaa inu ilaahay ku soo waramo.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by kaliil »

Qaadwaleyaal maahee waa dad daacada oo beenta aqoon.mid waliba meeshuu joogo siday wax u jiraan ayuu iisoo sheegaa.adigu maxaad warkayga uga shakidaa oo u rumaysan weydey ma war been ah baan hore kuugu sheegay lool
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Sat Nov 10, 2018 12:17 pm Qaadwaleyaal maahee waa dad daacada oo beenta aqoon.mid waliba meeshuu joogo siday wax u jiraan ayuu iisoo sheegaa.adigu maxaad warkayga uga shakidaa oo u rumaysan weydey ma war been ah baan hore kuugu sheegay lool
markaas war 4 ay ku sheegeen oo dhagaa lagugu shubay ayaad naga sugaysaa inaanu iska liqno oo sida Waxyiga u aamino?

Anigu war lagu kalsoonyay oo aduunku sheego oo dibada laga sheego ama gudaa dalka ayaan rumaystaa , oo wariye iyo wasiir iyo la tix raaci karo... ma dhagaysto 4 aanu wada qayili jirnay oo hada dalka gudihiisa taleefano ka soo dira.

Sheekadaadu waxa weeye adoo mafrishka UK jooga ayaa waxa lagaaga soo waramaa Mafrishyada Burco iyo Hargaysa....

adeer shaqo iyo cilmi yeelo , habar habar baa ku waashaye , walee inaanay habar yoonis waxa sheegta dan iyo muraad ka lahayn waxan aad ku dawakhday.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: SNM Muj brings food and hope to Dhumay IDPs

Post by Khalid Ali »

Xplaya washaqo laaanta ingriska iyo western Europe wakunka giini eeh caydha aya dadkan curyaaamiy janjaamiyey. Today we live in a globalised world waxdadka qarsoonimajirto qoladina north America waadshaqeysataan oo you have no time for this. Laakin qollada mafrishyada wa useless.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”