Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by MujahidAishah »

kaliil wrote: Fri Nov 16, 2018 2:47 pm Kulmiye dagaal adag ayuu telesom la galay oo waxay rabeen inay suuqa ka saaraan laakiin ilaahay baa waxooda u barakeeyay oo weli suuqay ku jiraan.xadhigii fibre optic cable oo wadanka Oman kasoo jiiteen inay berbera kusoo xdhaan waa loo diiday oo ilaa hada badda hoosteeda ayuu yaalaa.fibre optic cable ina awsiciid ayaa kooto loogu xidhay oo telesom waa loo diiday.zaadka dadku faaido badan bay ku qabeen oo dadka danyarta ah baa lacagaha yaryar isugu diri jiray.
Kalil telesom wey tagtay oo wey talaabsatay zaadka iyo ku shuub kooga baa wadanka sii xaran ku haysta qof amba dowlad kiciin karto maa jirto baacda iska fuur
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by kaliil »

Xplaya qol yar oo mugdi ah baad ku xidhantahay si qof maxbuus ah dalkii waxa ka socdana ma ogid markaa qolkaa mugdigaa iskaga jir.waxad tahay qof dhego la' oo indho la'. Xukuumadii siilaanyo labadii sano e u danbeeyay dagaal bay kula jirtay telesom.markii dalka boobeen e wixii dollar yaalay dalka ka saareen ayuu sicir barar dhacay oo dadkii noloshi ku adkaatay.dadkii baa hargeysa ka mudaharaaday markaasay wasiiradi baqdeen oo intay shireen bay yidhaahdeen lacagta electroniga ah e la isu diro baa sicir bararka keenaye $100 wax ka yar la isuma diri karo.dahabshiil xawaaladaha ayuu ka shaqaysan jiraye telesom oo zaadka la isu diro ka faaidi jirtay bay caqabad ku noqotay.telesom markii zaadka laga joojiyay program cusub oo lacsgta lagu sarifo lacagta somalilandna la isugu diri karo ayay sameeyeen kaana ilaa hada waa lagu haystaa.cashuuro xad dhaaf ah oo shirkadaha kale laga qaadina waa lagusoo rogay.fibre cablega ilaa hadda badda hoos yaala 40 million dollar ayay soo siisteen.waxay rabeen ina suuqa laga saaro oo shirkado kale suuqaa la wareegaan.tvga ayay marwalba ka doodi jireen oo iska difaaci jireen wasiiraduna way u jawaabi jireen iyagoo wax aan jirin ku eedaynaya
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by kaliil »

[quote=MujahidAishah
[/quote]

Kalil telesom wey tagtay oo wey talaabsatay zaadka iyo ku shuub kooga baa wadanka sii xaran ku haysta qof amba dowlad kiciin karto maa jirto baacda iska fuur
[/quote]

Aisha inader waa run telesom waa shirkad weyn oo siday u kacdaa way adagtahay laakiin ina la kiciyo waa la isku dayay.waxa la yidhi €100 wax ka yar la isuma diri karo dadkeenuna badankoodu $100 wax ka yar bay isu diri jireen.korontada xiitaa inay magaalada geliyaan waa loo diiday iyagoo qalabkii oo dhan keenay.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by X.Playa »

kaliil wrote: Fri Nov 16, 2018 3:31 pm Xplaya qol yar oo mugdi ah baad ku xidhantahay si qof maxbuus ah dalkii waxa ka socdana ma ogid markaa qolkaa mugdigaa iskaga jir.waxad tahay qof dhego la' oo indho la'. Xukuumadii siilaanyo labadii sano e u danbeeyay dagaal bay kula jirtay telesom.markii dalka boobeen e wixii dollar yaalay dalka ka saareen ayuu sicir barar dhacay oo dadkii noloshi ku adkaatay.dadkii baa hargeysa ka mudaharaaday markaasay wasiiradi baqdeen oo intay shireen bay yidhaahdeen lacagta electroniga ah e la isu diro baa sicir bararka keenaye $100 wax ka yar la isuma diri karo.dahabshiil xawaaladaha ayuu ka shaqaysan jiraye telesom oo zaadka la isu diro ka faaidi jirtay bay caqabad ku noqotay.telesom markii zaadka laga joojiyay program cusub oo lacsgta lagu sarifo lacagta somalilandna la isugu diri karo ayay sameeyeen kaana ilaa hada waa lagu haystaa.cashuuro xad dhaaf ah oo shirkadaha kale laga qaadina waa lagusoo rogay.fibre cablega ilaa hadda badda hoos yaala 40 million dollar ayay soo siisteen.waxay rabeen ina suuqa laga saaro oo shirkado kale suuqaa la wareegaan.tvga ayay marwalba ka doodi jireen oo iska difaaci jireen wasiiraduna way u jawaabi jireen iyagoo wax aan jirin ku eedaynaya
habar xaniyo xin ku nool ah dalka igama waramayso. cirkaa soo dumaya , reer hebel baa reer hebel u jaakidhaya , wasiir hebel oo reer hebel ah baa gancasade hebel bakhaarkiisa kicinaya, hayaay tolaayeey ka kaca qaadka.

man get a life and get a hobby. reer hebel kaad sheegaysid kiro kaama bixiyaane waxba haku waalan.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by Timiro1999 »

Maasha ALLAH tabaarakalah ILLAAHAY isha xun hakaa ilaaliyo.
Walee vote kaygii muu qasaarin Telesom Nacabku geed dheer iyo mid gaaban ayay isugu taagen inay hawada ka saaran lknse may noqonin allahu akbar isha baxarka
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Telesom CEO wins AfricaCom CxO of the Year Award

Post by MujahidAishah »

kaliil wrote: Fri Nov 16, 2018 3:37 pm [quote=MujahidAishah
Kalil telesom wey tagtay oo wey talaabsatay zaadka iyo ku shuub kooga baa wadanka sii xaran ku haysta qof amba dowlad kiciin karto maa jirto baacda iska fuur
[/quote]

Aisha inader waa run telesom waa shirkad weyn oo siday u kacdaa way adagtahay laakiin ina la kiciyo waa la isku dayay.waxa la yidhi €100 wax ka yar la isuma diri karo dadkeenuna badankoodu $100 wax ka yar bay isu diri jireen.korontada xiitaa inay magaalada geliyaan waa loo diiday iyagoo qalabkii oo dhan keenay.
[/quote]

Dowlad siilaanyo baa wey joojisay.. landerka baad inataad doontiid ku shuban karta zaadka dollar ka uun baa la joojiyey.. your beloved telesom is not going anywhere

Electricitygii hargeysa soo ka sompower loo diibay telesom maar hore bey koonranka so gelin la hayd like Dahabshill who started in the early 00’s
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”